Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AAAA UWAA JALIILOOW IYO SHUKAANSIGII GALKACAYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuceey

Unrecorded Date
waxaa dhacay in macalinkoo reer banaadir ah loo badaley baadiyo bas macalinkaan markuu magaalada laba beri joogay ayuu is yiri koleey isteelahaagu wuu kuu saxan yahee bal malaay soo dabo. markuu wax soo waayey ayuu beesaani kale oo meesha waxoogaa joogay ayuu yiri saaxiiboow faxyaasha meeshaan sidee lagu galaa? kii hortiisa joogay ayaa qub moos u dhigay oo ku yiri saaxiiboow bbq camel beef soo qaado,gabadhii aad ka hesho daba soco,and then haday kaa hesho geed hoostiisa ayey seexanee banoonigaaga iska cayaar haday kaa helina mudulkeedee galee, saaxiibkaa inta sidii yeelay ayuu faxdoo dabakacay ilaa ay geed hoostiisa seexatay then macalinkaan banoonigiisuu bilaabay ileen waa nin say buundo qabee markay soo jeesatay buu hilibka afka u galiyey markaasbay madaxa ruxday iyadoo rabta inay hadasho.kii reer xamarka ahaa inta isku naxay buu waxuu is yiri cawaad baxar gashay oo way qaylin dootaa bay waxay lasoo booday {heedhe hilibku ma ari cad baa mise waa ido}lolololo i hope you'll enjoy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afgooye

Unrecorded Date
dhuceey what the •••• are you on about now.
you getting worse by the day.
God help you