Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): DUKAANLIHII AMERICA IYO GABADHII REER KALKACYOODKA AHEYDOODKA AHEYD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZULFA

Wednesday, June 14, 2000 - 07:36 pm
WAXAA DHACDAY 1995 IN GABAR REER KAALKACYOOD AH OO JOOGTA MAGALADA KALKACYO LOO
SOO DIRAY ISBONSER MAREYKANKA AH
KA DIB WAXAAY IMAADAY NBI KA DIB U.S.A
WAXAAY MARKII AAY MAALMO YAR JOOGTAY AYEY WAXAY DAMACDAY IN AY DUKAAN WAX KA SOO IIBSATO WAXAYNA RAACDAY TAXI MARKII AAY IMAADAY DUKAANKII
AYEY WAXAAY SOO QAADATAY WAXAAY U BAAHNEED WAXAA LA XISAABIYAY LACAGTII INCLUDING TAX KA DIB WAXAA LA BADATAY LACAGTII WAXAYNA SU 'AASHAY LACAGTA DHEERAADKA MAXAAY AHEYD WAXAA LOO SHEEGAY TAX.
WAXAAY AYADOO XANAAQSAN UGU JAWAABTAY WAA MAXAY LACAGTA TAXI ANIGAABA ISKA BIXIYAY LACAGTII TAXI GAAN SOO RAACAY.
KA DIB AYAA LOO TARJUMAY TAX IN AAY TAHAY
CANSHUURTA DOWLADA AYEEY AYADOO HADANA CAREESAN
KU JAWAABTAY WAA MAXAY CANSHUURTA MA ANAA CAANO SUUQA KEENSADAY MAREEKANOO BALO KU DEGTAY HADAD WAX KA IIBSANEESANA CANSHUUR AYEY KU WEEDINAYAAN WALLE
WAXAA SOO DHOW NEEFSASHADANA WAA LACAG WALEE AMERICO LAGAA GUUR
HADABA QISADAAN WAA MID DHAB AH WAXAAYNA KA DHACDAY SANDIEGO CAL.
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

odey..yare

Friday, July 21, 2000 - 06:41 am
waad kumahad san tahey sheekada aad meesha ku qortey waana is kaga dhacdaa laakiin waxaa ka qosolbadan,sheekadaan sxb ninka damcey inuu furo naagtiisa oo aad iyo aad u dhibtey oo rabtey inla furo suu wuxuu yimid maxkamada suu wuxuu ku yiri ninkii maxkamada joogey iwant open me weyf wuxuu rabey inuu yiraahdo naagteydaan furaayaa saa juurigii yiri why?suu yiri hadana she cut my leggs,suuyiri where suu yiri right here, waxuu rabey inuu yiraahdo wey ilugoosey markuuyrina
xageebeey damacdey ineey ku gooyso suu yiri halkaan wuxuurabaana intaan ku furaayaa
sheekadaan waaxaan ka arkey wepsadeka bilaawgiisa ee sifiican u aqrisobalwaxena ka dhacdey wadanka canada