Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Magaalo joog xumo iyo Internetka!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaloocow

Thursday, June 22, 2000 - 01:27 pm
Dadka intooda badani markii ay chat roomka ku jiraan waxay is waydiiyaan su'aalo la soo gaabiyay. Sida, a/s/L/? oo u taagan, Age, Sex, and Location. Hadaba waxaa dhacday in yarkoo aan saaxiibanahay uu chatroomka Soomaalida ku bartay qoftoo maryooley ah. Wuxuu yiraahday A/S/L? isagoo rabay inuu ogaado da'deeda, nin iyo naag waxay tahay, iyo meesha ay deggan tahay. Qofta wey la fahmi weyday. Waxayna ugu jawaabtay: Wacaleykumu salaam. Waxay moodday in lagu dhahay Aslamu Alaykum! :)lol