Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Baaf
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xanaan

Wednesday, June 28, 2000 - 05:47 am
Maalin baa islaan reer wuqooyi ah maalin joog u tagtay cid reerxamar ah islaantii ayaa damacday in ay mushqusha isticmaasho markaas ayee waxey ku tiri eyahee baafkii mee? gabadhii way garan wayday waxa ay ka wado waxey u qadatay in ay islaanta doneysay baafka dharka lagu dhaqdo, markaas ayee tiri eedo kaas dhabar xanuunkisa laga reesay mashiin aayaalo siduu wax u nadifihaayo kaalay arag bani aadam waa ka fiicanyahay. Islantii ayaa tiri acuudku bila gaalana baafkii ayee mashiin u sameyeen. Gabadhii ayaa tiri anaa isticmaalo islaantii way naxday waxey ugu jawaabtay waley ma noolid mashiin haduu ku walaqaayo dee ma adigaa gudan hada ma nolidee markaas ayee gabadhii carootay. Islaanta waxey ka waday bathroom not baaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dacaad

Sunday, October 22, 2000 - 02:27 am
Waxba maad sheegin nacasow malaha tasi habaarta bay ahayd waxaad lamid tahay dameer ciyey uu fiirso waxaad qorayso