Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): AAA/SAFARKII BUUHOODLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUCEEY

Thursday, July 06, 2000 - 02:41 pm
Macalinkoo qurbo ku jiray 20meeyo sano ayaa wuxuu booqasho ku tagay magaalada buuhoodle bas macalinkaan laba week ka dib ayuu ku soo laabtay magaaladii uu ka tegay. markaas ayaa waxaa waraysi ugu yimid dhalinyaradii ay magaalada isla joogeen,oo waxay yiraahdeen bal buuhoodle nooga waran,markaas buu yiri waxay aheed barwaaqo geeyaal badana waa joogeen caanahana sidii rubineeto oo kale ayaan u dhamaayey lakiin magaaladu saturday night u daranaa there is no party at all.lolol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iman

Unrecorded Date
walaal waad iga qoslisiiye runtii laakin aniga awoogeey baa reer buuuhodale aha maxaan sameey, hadii aan doono inaa aado buuhoolde no party at all hell no its boren with party but,no thank i'm not gowing back to theirelol bye walaal u make me laugh for realllyyyyylooooooool looooool