Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii wadaadka ahaa iyo shaqalaantii sariirta..........
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Monday, July 17, 2000 - 07:14 am
waad salaamantihiin dhamaan.

waxaa jiriy bari gabar ka tagtay soomaaliga ee aaday sacuudiga, markaaseey la kulantay in eey aabaheed is aqooni jireen. markaas ninkii baa ka helay gabadhii markaasuu u tagay aabaheed ninkuna wuxuu ahaa wadaad. markaas ayaa aabaheed ku jiri gabadheeydiyee waan kuu duceeynayaa iee iska guurso wadaadkaa.
gabadhii iyadoo ka xun ayeey tiri waa yahay aabe.
bas markeey is guursadeen ayaa yaab ka dhacay meeshii gabadhaan sideey u sugeeysay wadaadkii ayeey daashay maba u soo socdo habeenkii shaqoow ka imaanaa waa seexanaa yaab iyadii.
markaan waxaa ka soo wareegatay labo wiik oon wali loo tigin gabadhii.
bas maamihii kadib ayay waxa ugu sheegtahy sarbeeb ahaan muu fahmin.
2 wiil kadib hadda ayaa laga soo wareegay.
iya baswaaye maykaan waxaan rabtaa wax hudada ka kiciya, waxeey ku tiri duqa aniga maxaa ii soo aroostay ma in aan kuu kariyaa cunta oo kaliya mase......
markaasuu yiri wadaadkii maya ee maxaa igu sheegi weeysay in aad rabtid arintaas aniga waxaan islahaa u kaadi weey cusubtahee, taaslee ma rabtidoo waa diyaar.
wadaadkii markuu bilaabayo shaqada wuxuu qabsanayaa bisinka markaas kadib 2daqiiqo waaba bas waaba ka kor kacyay iyadii yaab.
malinkuu danbe iyada weey ku noolaan weeysay taataabadkiin....
markaaseey la fiirsatay maalin u laheeyn shaqo habeenkaas waxeey iska soo dhigtay kaabo iyo romance, wadaadkii intuu fiiriyay buu yiri waa maxay maanta sida aad iska dhigdhigeeysid markaaseey ugu jawaabtay caawa waxaan rabaa in aan ku baro sida luuguugu raaxeeyo qofkaaga..
bas wadaadkii dharkaa laga dhigay asigoo sumxaanaleeysanayo, markaas ayaa carab loogaga soo balaabay lugaha farahooda sida loowaday markii la marayo cajirka iyo meelahaas ayuu xantaxatooday (duqdulooday) markaasuu gabadhii dhameeyd haraanti kutuuray ilig baf haka tiraahdo horta si kale uma taqaanide.
gabarti xanaaga waxeey tiri waaga agtaada maku waabariisanaayiye hadeerba madaxeeyga isii (ifur).
sidaa ayeey ku kala tageen.

waxaan idin weeydiiyay wadaada masidaa dhamaantoodba!!!??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miski

Thursday, July 20, 2000 - 09:35 am
Samiira

Abooyo I like your story, its really funny,
waad iga qoslisay.


thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXE

Tuesday, July 25, 2000 - 01:21 pm
TO: SAMIIRA wadaadadu sidayada jaadka macunaane oo bahalkoodu dadka waa qanciyaaye kaasu miyuu jiranaa mida kale ma wadaadadii horu ahaa? ileen wadaadada dhalinyarada ah ee hadeer jira waa kuwii dhalinyaranimada somaliya soo maray ee oo baashda horay u yaqaaneen diintuna madiidin!!!!!!!!!!!!!!!
nice try laakiin qoraalka yaree