Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ______AAA______AWKOOMBE IN HARGAYSA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awees Hargeesaawi

Wednesday, July 19, 2000 - 02:56 pm
Awkoombe oo jeesteenaayo jidka jaadka iyo jabka ee kuyaalo magaalada Hargeysa ayaa wuxuu arkay Gaari jiiray Bisad markaasuu tagay sal dhiga kuyaalo xaafada malag iyo murduf. Akoombe wuxuu yiri waxaan arkay nin gariga ku dardaray mukulaal.
Mar kaa suu yiri askarigii Dabadeedna. Awkombe wuxuu ku jawaabay dabadee mafiirin lakiin afkeeda niig ayaa ka socday walaa hi askariyoo.

raali noqda walaala yaal hadii ay xumeed . hadii ay fiic need ila qosla gix gix gix

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tHe ReAL

Thursday, July 20, 2000 - 04:14 pm
yo idont think you are real Haregysaawi cuz this joke dont make sense.