Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WIIL MUDUG FILINKA WAAN UJEEDAAYE INDHAHA FARAHA HAIGA GALIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 12:09 pm
WIIL REER MUDUGA AYAA WUXUU HABAYN SAQDHAXE KUSOO KACAY HABARTIIS IYO AABAHIIS OO IS KUTAGAYA WIXII XILIGAA KADAMBEEYEY HABAYNWALBA WUU DAAWAN JIRAY FILINKAAS ISAGA AH DHOWR HABAYN KADIB AYUU GOAAN GAARAY INUU CAAWA FILINKA UTOOSIYO WALAALKIIS OO HAL SANO KAWAYN FILIMKII MARKII UU BILAAWDAY AQALKU WAA MUGDI AYUU GACANTA KURAADIYEY SI UU ULA DAWADO FILIMKA CAJIIBKAA WUXUU GACANTA WALAALKIIS KURAADSHO AYAA WALAALKIIS KUYIRI WAR INDHAHA FARAHA HAIGA GALIN FILINKA WAA LASOCDAAYE.HAHAHAAAAAAAAAAAA