Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Nin iyo waxiikalaqabsaday kenya!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamud

Friday, August 04, 2000 - 07:00 am
nin ayaa waxuurabay inuukadhoofo eeraboorka kenya nin kaas waxuu wataa baasaboor carabta ah manayaqaano af carabe merkii uuyimaaday eerabootka ayaa waxaa uyimaaday askari kenyaan ah markaasuu waydiiyaya basaboorkiisa markaasu kuyire inaa acdheynaa kalkoothar markaas intuu askarigiiyaabay ayuu waxuu yire unaseema nine wuwuwe marasaa ninkii somaaliga ahaa intuu isku naxay yire tabat ayadaa abee lahabin wataba markaasaa askarigii askartii kala uyeeray kuna yire dhageesta waxa uuleeyahay muuseygan
waan dhameestir doonaa waxa sheekada kaharay soon!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diiq oo dhoor leh

Monday, August 07, 2000 - 03:55 am
don't bother finishing it.... i had enough already