Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAYGII IYO MEESHII XIIRNEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qasaaro

Saturday, August 05, 2000 - 01:56 pm
Waa baa oday guursaday gabar dhalinyaro ah ayuu ku yirih waad inaad xiirataa shuunka,mar walba uu ka tago ayeey dhaliyaro u yeerataa. Maalin maalmaha kamid ah ayaa wiilal yar yar u imaadeen markaas ayeey u dhehaan waan ku ognayah inaad niman u yeeratit markuu odayga kaatago ee waan ku sheegeenaa ama anaguna waa markeenii kadib weey ogalaatay, wiilasho wiil kamid ah ayaa madax xiirnaa, markii tooga diisii lagaaray uu galay baa odaygii soo galay baa wiilashee daaha ku dhuutaan baa odaygii yiri asoo kadahlaya meeshii naagtiisii xiiratay wale inaga iyo ninkii madaxa xiirnaa dhibaato ayaa nakala haysato maanta baa wiilkii madaxa xiirnaa baa daahii ka soobooday buu yirih adeer kaligay ma ehee kuwo kalaa ilasocda sheekadii halkaas ayeey ku qaraxday
THE END

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kasander

Sunday, August 06, 2000 - 03:31 am
fax fax kix kixxxxxxxxxxxxxxx
waraa waad iga qoslisay
thankz