We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 06, 2000 - 06:27 am ugu horeyn anigoo ka faaideysanayo jaaniskaan ayaan waxaan doonayaa inaan halkan ka raadiyo dhalinyaro aan isku is kuul ahaan jirnay. anigo ah yasin omar waxaan halkaan ka raadinaa dhalinyaradii aan isku fasalka aheeyn sida xasan yusuf munye iyo guled maxúd salad , kaltuum , sahra, yonis , dhalinyaradaan waxaan aheeyn isku fasal marka uu dagaalka dhacayay waxaana dhiganeynay saqaawadiin qeybta carabiga gaar haan fasalka layiraahdo taaltaa awal cilmi waxaana aheyn foon three marka dagaalka sokeeye dhacayay, hadaba cidii akhbaar ka haeysa dhalinyaradaa waxaan idinka codsanayaa inaad iisoo emailgareysaan . i hope that i wil get contact with them through the net. waa kanaa iimeylkeyga. micky_65@hotmail.com
|