    EEBOOW | Tuesday, August 08, 2000 - 01:58 pm Sadex nin oo reer baadiyo ah ayaa alaab soo safriyey waxeyna yimaadeen suuqa MAANABOOLYO markey beecoda dhameesteen ayey habenki waqti dambe maqaayad aadeen about 10 oclock in the evening. Kabalyeeriga ayaa waxuu usheegey iney wax walbo dhammaaden but only muufo is left. Aqyaarti waxey yiraahdeen muufada noo keen mid kamida sadexdoodana waxuu lahaa BIIJO. MUUfadi marki loo keeney nin walbo muufada waa uuu jajabsadey nin walbana saliid buu jeebka kalasoo baxey uu kudarsadey muufadi whith moos all alaabta lagu yaqaaney muufada, Aqyaarti waxaa ku arkeen miiska saxano ey kabuuxaan basbaas lahabeeyey waa SHIDNI markaaasey yiraahdeen(WALAALOW HALKAAAAN GADUUDAN MA LEESKA GADAA) Waxaa loo gu jawaabey waa lacag la'aan. Nin walba waxuu ku darsadey weelki agayiiiley oo basbaaska ahaa. KII ugu horeeyey marki uu basabaaska gubey ayuu biyo cabid ku waashey, kii kuxigeyna dhulka ayuu lugta ku garaacey ee kuligood waxey rabaan iney isu aamusaan, kii sadexaad oo biijada lahaa marku ku dhuftey ayaa waxuu si qeylo ah ku yiri inuu faruurta qabtey sidi qof foorinaayo, AR CADOOWOW CIRBADA IGA SIIB< CADOOWOW CIRBADA IGA SIIB wuu ku celcelshey si dhaqso ah, cadoow aa wuxuu kuyiri Areey cirbad umajeedee gafuurkaaga igaleexi. Marki ey cashada ladhameestey oo lagabaxey maqaayada aa kii lugta dhulka ku garaacayey ku yiri kii biijada lahaa CABDULE CAWADA WEYS DACAYEEYEY, KII BIIJADA LAHAAYA KUYIRI ADNA MACAWEYNINOO(WAATUU DHULKA LUGTA KUGARAACEY MARKUU BASBAASKA ku gubtey, AHAAAAAAA. waa qosol faro badan i hope guys u like it. EEBOOW |
    Gabeyre | Friday, August 11, 2000 - 01:14 pm LOLLLLLLLLLOOOOOOOOOOOOLLLLL sxb waa ku raaaxeeestey qosol ma ahee waa fuureyy. Eeboobow soo badi sheekada weaa wehel. |
    awga | Saturday, August 12, 2000 - 02:32 pm war adiga ma waalan thay dadk qosol ha ku dilin kaalay sheekh abdi sheela wayne maa ag fadhiyi jirtay |
    FARASLE | Sunday, August 13, 2000 - 11:06 am HA,BARTAA BALAQEEDA USHEEG WARAA DAD KA BEENTA KADAY YAA XAYA WAAN BALAAYO KULA SHEEKO XUYAATAYE XOOLI HII KU DHALAY WAS |
    Qosol-lafuure | Monday, August 14, 2000 - 06:02 am Aryaa waa ku qosolkaase day...Ya cadoowo cirbada iga siib!! waa suuxay aan ku dhihi karaa gaalo agteyda fadhiday hataa waa yaabeen security meeshaya iigu weceen..Meesha dacayeen iyo caweeyn aa ka dhacaday.. Eebow naga soo badi baahasha beesaani aa tahay..dhoorayaasha qaldaamiinta aan fahmeyn warkooda iska dhaaf. |
    faarax | Tuesday, August 29, 2000 - 12:58 pm war nin yahow waa qosol miiran ar caddoowoow |
    SAXARDIID | Tuesday, August 29, 2000 - 09:25 pm EEBOOW looooooooooooooooool fix fix fix adiga qosol maa dhehee mise waa fuurnay Tnana iska ila fiiriya 2 nin ayaa maqayad soo gashay Dhulka somalida ee iitoobiya gumaysato 2nin noloshooda inay safar magaalo ku tagaan maahee waligood kuma noolaanin balse mid kamida ayaa beri shaah yara kulul oo lagu daray qurfe, hayl, zinjibil, dhagayare, iwm loooooooool ayaa lasiiay markaasuu layaabay waxa shaaha ka kululeeyey markaasuu yidhi agaaaaaaaaaaa oo ina aaboow waa maxay geed qalaadlahan ka dhadhami shaahiina? mid ciyaala suuqa oo agfadhiyey aya ku yidhi adeer waa bahal basbaas ladhehee iska cab yaan dadku ku maqline kulana yaabine hargabkuu ( durey) daawo u yahaye iyo waxyaabaha xabadka ku dhacee lol Odaygii isagoo dhibsanaya dawana loogu shegay geed kulaylkan dadkana kayara baqaya inay layaabaan ayuu iska cabay Beri dambe ayuu hadana magaaladii usoo safray wuxuuna soo galay maqaayadii iyada ahayd waxaana lasiiyey shaah aan lahayn geedihii kululaa wuxuuna yidhi markaliya isagoo kor u qaylinaya war adiga hebela (kii maqaayada lahaa inta magacaabay) war ninyohow shaahiinu basbaas daranaaaaaa lol ninkii maqaayada lahaa yaa yidhi adeer ma basbaasaad rabtaa? Odaygii Haaaaa, war duqa basbaas ugu dara shaaha, midkale oo kii ka ciyaala xuuqsan ayaa ilaahay odaygii u bixiyey hadana maxaaka dhacay hee shaahii baa basbaas looga buuxiyey markaasuu odayii duuf iyo hindhiso ku waashay iyo isagoo leh haa waa saan rabay waa saan rabay waaa saan rabay looooooooooooo qeybteeda kale iyo markuu tagay reerkii miyiga iyo siduu oga sheekeeyey shekadan dib ayaan idin kaga soo gudbin doonaa hadii ilaahay yiraahdo |
    naciimo | Monday, September 11, 2000 - 10:56 am Eeboow sidaad iga qosolsiisay walaahi kaadi ayaa iga imaan kartay.... thanks bro,, |
    maankaal | Monday, September 11, 2000 - 07:23 pm to aqyaar eebow fixda aa iga dhamaatey sheekadaada ee sii wad qosolka...... to saxardiid sheekadaada sheequnaa qosol iska daa ee ilkaha xitaa ma cadeyn fadlan wax lagu qoslo noo soo sheeg,,,, koley ima qancin.... |
    cabdala | Thursday, September 14, 2000 - 02:12 am kan eebow la baxay ninyohow magaal baad tahay maxaa ula baxday eebow eebe ilaahay baa la yiraahdaaye markaa labryayo oo kale e.g eebow waxaana na sii baa la yiraahdaa ee nin yohow nin ula dan leh baad tahaye oo gaalo ku adeeganaysee magac fiican labax dadka ku leh eebowna waa juhalo hadaad gaal tahay na noo sheeg ama kiristan thanks |
    I.I.IF. | Thursday, September 14, 2000 - 07:56 am TO FARASLE IYO MAANKAAL WAXAAD TIHIINLABO NIN OO QABIIL DILAY, GAAR AHAAN FARASLE HADEY SHEEKADU KU DHAXDAY ADEERADAA WAXBA NAGAMA GELIN WAAYO WAA QOSOL WAANA KU RAAXEYSANEYNAA,MAANKAAL HA OOYIN SHEEKADU WAA QOSOL. |
    Marka cadeey | Friday, September 15, 2000 - 08:43 pm Aar soomaali daanaan layaabay xataa meeshii la iska khoslaayey waxya ku dhohooyaan kaasna waa ku khoslay coz deegaankay ay ku saabsantahay kaasna maku khoslin coz dhulkeey kama dhicin sheekadaan Bilaa calaykum khabiilka iska dhaafa ma fiicnee, Wallaahi Saxardiid sheekadiisa si xunaa ugu khoslay mankaal adi hadadan ku khoslin iska moodeedaa maxaa ku dhibaaya. Eeboow and saxardiid noowada kaftanka iyo sheekda thanks guys |
    qoslaaye | Saturday, September 16, 2000 - 03:01 am eeboow balaayo ku qaatay war kiliyaha ayaad ii xanuunisay ooooooo man war naga daa taasoo kale waa tii lagu dhiman jiray |
    Anonymous | Thursday, September 21, 2000 - 10:42 pm waryaa farasle xaasidnimada dhaaf makhruuqyow. to' walaalkiis horta magaca badal shuraaka magalo magaca eebow.mida kale shaakadaada fixdii baa iga dhamaatay fixfixfixfixfixfixfixfixfixhaaaaaaaaaaaaaa ninyow noowad sheekooyinka cafaf |
    Zeinab | Monday, October 09, 2000 - 03:45 am Eebooooooooooooooooooooowwwww haahahahahah lllllllllllloooooooooollllllllll.. walaalow waxaad kufiintahay in lago hor istaago...lol shaleemo caadi aad tahee day.. waaba igaqosalsiiiiiiiiisay aahhahaha ilaahada waan qoslooyaaaaaa... thank you very much, |