Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Adeerow dabadayda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Tuesday, August 08, 2000 - 11:25 pm
laba nin oo tuugo ah ayaa gabar daba guray. mid ayaa kii kale wuxuu ku yiri adigu i ilaali anaa aqalsoomaaliga gelayee. kii markuu cabaar ku maqnaa ayaa midkii kale oo banaanka taagan gabadha aabeheed yimid markaasuu kii cararay...kii guddaha ku jiray ayaa soo baxay odaygii oo yaaban .... meeshuna waa mugdi -(gudcur)..habeenimo .....intuu odaygii soo dhinac istaagay asagoo saaxiibkiis u maleeya ayuu yiri...
waryaa intaasaan geliyay (intuu labada farood kor u soo taagay..odaygii ayaa inta yaabay ku yiri xagaad gelisay?...markaasuu inta gartay ku jawaabay adeeroow dabadayda ayaan geliyay..intuu cararay.......!!