    Anonymous | Wednesday, August 16, 2000 - 11:27 am LABA HABROOD AYAA WABI KU DABAALANAYEY LABA RAHNA BIYIHII AYEY SOO GALEEN MIDI ISLAAN AYUU KA GALAY MEESHAY KA KAADIDO KII KALENA MEESHII SAXARADA MARKAA LABADII RAH AYAA IS WARAYSTAY KII HORE WUXUU YIDHI WARNINYAHOW WAXAAN GALAY MEEL DAGAAL KA SOCDO QAYLO IYO MADAAFIICNA KA DHACAYAAN WAA KII SAXARADA GALAY KAASI KII LABAADNA WUXUU YID HI WAR NIN YAHOW ANIGU MEEL RAAXO LAAN GALAY LAA KIIN DHIBAATO YAR AYAA JIRTAY MARKAY HABEENKU YIMAADO AYAA NIN XIIRANI II SOO GALAYEY WUU IRIIXAA WAAN KA DURKAA MARKUU I SOO GAADHI WAAYO AYUU CANDHUUF IGU TUFAA...... |
    Halgan | Wednesday, August 16, 2000 - 08:03 pm This is funny one bro...candhuu igu tufaa.lol |
    faarah | Wednesday, August 16, 2000 - 09:23 pm It is so funny bro#### can U tell us another one please!!!!! |
    saalax | Thursday, August 17, 2000 - 01:57 am I like it. |
    Anonymous | Thursday, August 17, 2000 - 03:09 am yack..... waar nagala tag waxa aad ka sheekeeyneyso...... |
    Anonymous | Thursday, August 17, 2000 - 06:54 pm SAQAJAAN NUMBER WAAXID, WAR WAXA AAD QORTAY WAA MAXAY???????!!!!!!!! WAX LAGU QOSLO IYO WAX U DHOW MIDNA MA AHA. BY THE WAY.... WAS THAT, I MEAN THE WOMAN WAS YOUR........ NEVER MIND. |
    seed | Sunday, September 03, 2000 - 02:26 pm why don't you speak english........... |
    AFEEY | Friday, September 08, 2000 - 01:01 pm WAAN KU SALAAMY WAXAA IGA SUAAL AH RAKAHA INTAAS OO DHAN MIYUU KU JIREY SIILKEEDA IYO DABADEEDA? IMISA MAALMOOD AYUU KU JIRAY UGU DANBEYNTII MASOO BAXAY MISE WUU KU DHEX DHINTAY MUXUUSE U DHAHAY MEEL RAAXO AYAAN JOOGAY MUXUU KU RAAXAYSANAYA RAGA UNBAAN MOODAY INAY KU RAAXEESTAAN EE MAANAN OGAYN IN XATAA RAHA KU RAAXAYSTO. |
    doofar | Monday, February 05, 2001 - 10:44 pm war xayaawaan yahaw ma ogtahay habarda soomaalioyeet in ay tahay hoo yadaa oo kale ee ninyahaw baaca horta maluku barin miyaa diinda bal wax laku hatlo ayaa batay ee maat ku hadashid war hadaan jooki laahaa aktaada waan ku qaraaci lahaa war xishoo eygaa tahay wase haduu gagalo HABAR MEESHA SHEEKEYSIT waa hooyadaa ee nin yahaw hooyadaa ha u keenin caay |
    tusbaxle;;;;;; | Sunday, March 18, 2001 - 07:53 am salaam bros n sisters.waxaan idiin hayaa sheeko .waxaana weeye. waabaa waxaa jiray nin ahaan jiray ama dheeli jiray kubada cagta .wuxuuna ahaa ninkii aduunka ugu qatarsanaa ee gool haye ahaa.waa danbe ayuu joojiyay kubadii uu dheeli jiray,markaas ayuu wuxuu is qoray inuu noqdo (fireman)ama dab damiye.raga kashaqeeya marka guryaha dabka qabsado.waagii danbe ayaa waxaa dhacday waxaa gubtay dabaq aad udheer .marka dabaqii ugu sareeyay waxa daganeed islaan cunug yar dhashay oo markaas jiray 2 bilood.waxaa lawaayay jaran jaro lagu gaaro dabaqa ugu sareeyay ee islaanta daganayd.islaantii ayaa oohin afka labadii kala qaaday oo tiri ala maxaan kasameeyaa cunugan hada aduunku ucusub yahay anigaba yeelkeed ee.ninkii gool hayaha ahaan jiray ayaa wuxuu yiri waxba ma ahan ee adiga cunuga soo tuur.waxaa ugu qosol badnayd markii islaantii ay cunugii soo tuurtay,markaas ayaa ninkii gool hayaha ahaan jiray intuu cararay ayuu cunugii isku duubay oo qabtay. dadkii ayaa usacbiyay markaas ayuu is hilmaamay oo is mooday inuu wali gool hayihii uu yahay ,dadkii usacbiyay la aligeed buu intuu cunugii qabtay, laaday ,dadkii ayaa wada naxay oo yaabay oo iswaydiiyay waxa ninka ku dhacay .markaas ayuu yiri ani maxaa ii qabsanaysaan ima kasaysaan miyaa waxaan ahay nooh ninkii qatarta ahaan jiray ee gool hayaha aduunka ugu caan sanaa ... haye kawarama nooh qosol hayeeeee heeeeee abaa....... |