    Anonymous | Thursday, August 17, 2000 - 01:50 am nin baa afartan jir guur la'aan ku gaaray marka saaxiibkaa waligii naag muun arag xalaal walaa xaaraan, markaasaa maalinkii danbe gabar lagu daray, marka isaga iyo gabadha xaajaysteen saaxiibkaa markuu sii biyo baxaayey ayuu qaylo ka wareegay isagoo dhahaya aaaa war waxaa naf moodo ayaa iga baxaya. marka macalinka dhagta luu ka maqli jiray naftu waa macaan tahay markay baxayso naftii iyo raaxaysigii ayuu kala garan waayey. |
    saxan saxayo | Thursday, August 17, 2000 - 05:03 am LOLOLOLOLOLOLOL AAD IYO AADBAAD IGA QOLISAY SAXIB THIS IS EVERY FUNNY BRO BRING NEW ONE WHEN YOU GET CHANCE TOO |
    CANBARO | Wednesday, August 30, 2000 - 08:43 pm THAT WAS A GOOD ONE LOL LOL |
    SWTGURL | Wednesday, August 30, 2000 - 11:23 pm LLLLLLLOOOOOOLLLLLLL LOL LOL THAT WAS THE FUNNIEST QOSAL BADANAA KEEP IT UP...LOL..LOL...LOL... PEACE OUT SWTY...LOL...... |
    abyan | Thursday, August 31, 2000 - 04:14 pm asalaamu alaikum abow waad iga qoslisay waligey tanoo kale ma maqal ku darboh mid kale asalaamu alaikum |
    Eliyaz | Thursday, August 31, 2000 - 06:21 pm Eliyaz: that was the Funniest story i have ever heard, but is it True or u Just made up??? peace and take care |
    Anonymous | Friday, September 01, 2000 - 03:55 am I am glad inaad ka wada hesheen waana ku mahadsan tihiin jawaabtiina oo dhan. |
    qamarji | Monday, September 04, 2000 - 07:01 am TO qofkii soo qoray sheegadan sxb ayaad ayaan u qoslay markaan maqlay shegadan laakiin waxaan ku weydiiyey ma aduu ahaa qof ay sheedani ku dhacday looolooooolllloooooollllloooooooolll |
    Abwaan | Tuesday, October 03, 2000 - 01:32 pm walaahi waa qosol lololololo aha |