Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): CEYDIID AYAA ASHTARI IIGA DHIGTAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beenloow

Sunday, October 08, 2000 - 03:51 am
hada ka hor ayaa waxaa wadanka holland yimid nin somali ah gaxootinimo isku dhiibay sxbkaa markii interviewga laga qaadayey ayaa wuxuu weeydiiyey ninkii ka qaadayey interviewga wixii dhibaato ah ee ka soo gaaray somaliya sxbkaa marka afka ayuu ka guban yahay oo hada ka hor ayaa afqalooc laga gubay markaa buu ninkii yiri dhaabacyada wajiga iiga yaala ayaa iiga soo gaaray somaliya kii interviewga qaadayey ayaa weeydiiyey oo yaa kuugu geestay dhaawacaas MARKAA BUU YIRI CEYDIID AYAA ASHTARI IGA DHIGTAY OO AFKA SIGAAR IIGA DAMIN JIRAY ninka interviewga qaadayey ayaan ka naxay arintaaas sxbkaa sidii buu sharci ku helay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afar-indhoole

Friday, October 13, 2000 - 05:36 am
LOOOOOOOOL SXBKIIS WUXUU U EG YAHAY KII MARKII LA WAYDIIYEY SARK SARKA CALOOSHA KAGA YAALO DHAHAY SIYAAD BARE AA I SAKIIMEEYEY !!! ALA YAA GAALADA U SHEEGA SXBKIIS IN IL LAGA QALAY!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leidenaar

Friday, October 13, 2000 - 06:12 am
Beenloow.

That is funny one, u wanna why its funny?
the story is obvious lie and his name is beenloow
(liar) so, in some way it makes sence.


Mahamed from Olanda (Leiden city)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNLOOW

Saturday, October 14, 2000 - 12:56 am
LOOOOOOOOOOOOL SXBYAAL TAA WAXAA KA DARAN KII HOOYADIIS & AABIHII,WALAALIHIIS YIRI MADFAC AA KU DHACAY SIDII LOO SIIN LAHAA SHARCI AAWADIIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 03:08 pm
Leave these two cold blooded animals. They are already dead and the Angles are tired of their sins. We can not deal with their evil things.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 25, 2000 - 01:10 am
aaaaabeenloow,iyo Indhoole,kaftanka waa furanyahay laakiin reer aakhiraadka ha la iska dhaafo saaxiibayaal.

Anonymous, duqa u r in trouble, yaa kugu dhahay malaaigta waa daashaa. and why did you call them evil when you know they were human. Alah ka cabso bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:49 am
war habartaa iyo dhakax tuurkii kudhalay was miyaan kaaka saaraa dhagaha mise hoos baan kaaka keenaa waa idika murmeeyside ma oktahay dadka markey kaftamaayaan rakanimo aay la imaadaan ee nacnacda nakalatak oo dadka reer aaqireedka iskadaa. war ma oktahay onakoo shan ah oo shaleemo kakoynay in aan ukalnay laankii habardaa shan shan ee iska aamus dayuusyahaw eena aheeyn hos hos aan kaaka keeni adoo kale waxaad tahay dayuuska dibada kusuga hablaha laakiin anika dayuuska waxaan ahay kuwa gudaha ka raxeesta!peace:ayna aheen walaashaa safka aan marin fahantu.