Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Goonjab!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 08:11 am
Nin soomaali ah ayaa iska soo dhiibey xerada qaxooti ee Sandholm(Denmark) si loo qaabilo. Ninkii ayaa la xirey mudo 3 beri ah(accordin' to the danish law)Intii uu xabsiga ku jirey ayaa waxaa ku dhacey goonjab, english fiicana ma aqoon. waxaa uu taabtey ganbaleelkii waxaa u yimid askarigii, waxaa dhex martey sheekadan....
Askarigii: What do u want????
Soomaaligii: I want kaniini
Askarigii: Why???
Soomaaligii:(Isagoo madaxa gacnata saaraya)
this half is no play job!!!!!
Askarigii: What! what! I don't know what u talkin' about ..bye...