Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Oct. 29, 2000): Waa sheeko qosol leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 12:16 pm
Nin daganaa jiray xaafada Maanaboolyo waxoow ahaa nin aan guskiisu shaqeeyn laakiin woow kacsa jiray.Waxoow rabay in oow arooso markaasuu waxoow aroosay gabar cidahooda ah(Jareer).Markii sariirta layimid oow waxoow ku yiri gabadhi "aniga waxaan qabaa ••• aad u weeyn..waxaan kabaqaa in aad kudhimatid"Gadadhi weey naxday waxeey dhahday maxaan sameeyneeynaa marka asuu waxoow kuyiri waa isbaashiyeeyneeynaa oo kaliya...i hope you understand wat i mean.Habiin walba waxoow ku dhihin jiray "Haye,masoo daayaa"markaaseey gabadhu waxeey dhahdaa maya aboowe..markaasuu waxoow dhahaa naaska ii soo dhaweey hee.Maalinti todobada aheeyd aa waxaa u yimiday gabadha reerkeedi markaaseey ka wareeysteen sidii loo bikra jabiyey.Markaaseey waxeey dhahday wali mala itaaban sababtoo ah waxoow qabaa ••• aad u weeyn,markoow i dhoho masoo daayaa waxaan ku dhahaa maya ha igu soo deeyn aboowe.Cidi waa ku qosleen aseey waxeey ku dheheen war soo daay ku dheh.Habiin xariifkaan waa imaaday markaasuu yiri masoo daayaa abaa.Aseey tiri waxaa heeyso soo daa caawa.Ninki waxoow dhahay sadaxdaada aa qabtaa wixii caawa laga bilaabo.
i hope you all like it..i don't know the gals.
You can e-mail me at nageeye@ceelbuur.m3-9

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Thursday, December 07, 2000 - 03:11 pm
waryaa naacda meesha kala tag

reer baaadiye hahahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaax

Friday, December 08, 2000 - 05:59 am
war heedhe wax aad sheegeysaba xabad kama garan.. maxaan qoslaa, "waxoow iyo aas" un baad nooga baxday, alla ku duleeye bal afka si loo qoro soo baro intaadan dadka inaad ka qosliso isku dayin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 08, 2000 - 07:35 am
af soomaali baro murursade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DMX

Thursday, December 14, 2000 - 06:29 pm
WAR HEEDHE RUNTII WAAD DADAASHAY LAAKIIN WAXAAD
QORTAYBA WAXBA KAMA GARAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 11:52 pm
waryaa ma inaad mursade tahay ayaad noo sheegaysay luqadaas waxba laguma qoro ee ogow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 09:50 pm
LOL...........LOL...........LOL

DUQA NIMAAN WAX FAHMIN KARIN WAX LOOMA SHEEGO! THANX WHAT A LAUGHABLE!