We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 24, 2000 - 11:16 pm WAAN IDIN SALAAMEY DHAMAANTIIN... FADLAN CIDII MEEL KU OG WIILKAAS AAN SOO SHEEEY AMA MAQASHEY FADLAN ISOO WAR GALI.. WAA CABDIFITAAX JINI AMA NONSTOP HADBA SIDII AAD U TAQAAN, OO MARKII IIGU DANBEYSEY JOOGEY HOLLAND..... WAAD MAHADSANTIHIIN...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 03:35 am Walaal aniga waxan ku arkey dhowr mar itaaliya milano oo uu imaan jirey aroosyada laakin markii iigu danbeysey oo aan arkey oo eheyd sanadkii horey asagoo iska wanaagsan wiilkaas oo uu socod badanyahey oo maalin meel ayuu seexan jirey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 12:11 pm kii reer bakaaro miyaa meelkuma ogi laakiin waxaan rabaa inaan ogaado qofka raadinayo waanin reer bakaaro ah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 26, 2001 - 08:06 am Cid alaale cidii raadineeyso C/fitaax (Nonstop) waxaa uu kala soo xiriiri karaa e-mailkaan: abdiqaniq@hotmail.com,,,,,,ama telefoonkaan:\ 0031627240456.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 08:27 pm waxaan raadinayaa fitaax iyo cidda raadinaysaba isma lure fadlan magacaaga sheeg aniga waxaan ahay xasan-balaw i hope inaan is gahmi doonno,sidaa iyo jawaab degdega wasalaamu calaykum
|