Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa yaqaana Wiilo Cali Buraale
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

badri

Wednesday, October 25, 2000 - 03:43 am
Walaalayaala waxaan raadinayaa wiilo gaba layiraahdo wiilo oo markii iigu wardanbaysay joogtay dalka Ethiopa sanadkii 1995 tii kadibna waxaan maqlay waxay gashay maraykan

qabiilkeeduna waa Ogaadeen Abraahiin

hadaba cidiigara hagala sooxiriirto E-mailkan Badrifarah@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SULDAN

Saturday, November 04, 2000 - 11:15 am
walaal wiilo haday xamar jadiid dageeneed waa garanaayaa walaalkeed xaaji xaaran miyaa. wiilo walaashey saxiibo yahiin. ethobiya iigu danbaysay
Aagacaya waa cabdJulkadir suldaan]