We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 25, 2000 - 11:24 pm DHAMAAN ASXAABTA IYO AQAYAARTA TAQAANO WIILKAAS LA DHAHO CABDICASIIS CIILMOOGE FADLAN II SOO SHEEGA WAXAAN U BAHANAHAY MEESHA UU KU NOOL YAHAY, WAA MAHADSANTIHIIN ,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 26, 2000 - 12:15 pm cabdicasiis wan aqaanaa wuuna jiifa ee maxaa kudaba dhigey warkaga keen shashaxleeyeey,.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 07, 2000 - 07:29 am TO:~sagal Abaayo cabdicasiis ciilmooge waxuu deagnyahey magalada mpls/mn/usa.. nasiibdaro phone# kiisa ma aqaano. nabadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 26, 2000 - 06:01 pm dugsiga sare sheekh xsan barsane anigaa ka baxay sanadkii loodkii 84-85kii ayaan ahaaa galaska B yarkaas aad raadinayso sanaskee ayuu ka baxay, sharmarke brother saaxiibkey aan isku galaas aheeyn ayaa magac la dhihi jiray adigii miyaa bro mise oqf kale sharmaarke deganaa boondheere looodkii 85 galaaska b hadii aad tahay emaileyga waa aliabdisalaam@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 01, 2001 - 11:01 am to sharmaarke walaal ma tahay ina gaandi mana ahayd 87-88 loodki ka baxay sh.x. barsame
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 05:59 pm Abaayo, cabdicasiis waa laxiray. Aabihiis ayaa criminal ahaa. Marka hada mareeykanka ayaa lagu xiray. Xaafada Baarubax ayeey daganaanjireen

![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 01:03 am to geele war jaahil ayaad tahay ee ka bax boggan waxaa loogu tala galay dhallintii wax fahmeysay ee sh. x. barsame , jaahil.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 06:03 am ahmed waa ku saxan tahay sxb. war ciilmooge salaan hala iga garsiye isku iskool aya eheen. uulbalaak yaa arkay asaga?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 04:06 pm sagal cabdicasiis saaxiibkey waayee maxaa iga kaa daba dhigey ood ka rabtaa soo cadee hadaad rabto in laguugu sheego??????????/
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 04:08 pm mahad r u real mahadkii aan aqaanay???? from sheeq xasan barsame if so let me know?
|