Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): LA BBAFIYE: CABDIRASHID XAAJI CUMAR "AARDOON"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/CASIIS

Thursday, October 26, 2000 - 06:57 pm
WAXAAN BAAFINAYAA SAAXIIBKEY AARDOON OO LA SOO SHEEGEY INUU KU SUGAN YAHAY MAGAALADA LONDON EE
CARRIGA INGIRIISKA. WARYAA AARDOON, FARRIINTAAN
HADDAY KU SOO GAARTO IGALA SOO XIRIIR 650-5313 TORONTO. MAHADSANID.

C/CASIIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rahmo

Friday, October 27, 2000 - 11:03 am
salaan kadib, hadii aad tahay c/siis cabdulle ama
fowsiyo ninkeeda ila soo xiriir waa rahmo oo isla joogi jirteen Binghamton,NY email rahmoali@hotmail.com
hadii aadan aheyna iska raali ahow Allahna hakuu sahlo qofka aad raadineyso.
w/salaama alaikum