Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Janaay (Public user)

Unrecorded Date
Aniga oo ah Cabdirashid M. Yusuf waxaan raadinayaa Liibaan abayan oo reer B/wayne ah daganaa buuloxaablay ee ila soo xiriir qof walbo oo qabaarkiisa hayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaaska

Tuesday, July 11, 2000 - 08:37 am
HALLO JANAAY!

Waryaa jini-yare waan ku salaamey salaan kadib
waxaa dhici karta inaad jini-yare iska badashay
ood janaay! la baxday marka bro hadeey sidaas tahay iga raali ahoow oo hada kadib janaay! ayaan
kugu yeeri.

Walaalkiis aniga waxaan ahay wiil aad asxaab ahaan
jirteen LIIBAAN ABYANA aay aad iyo aad asxaab u
ahaan jireen bro hadii aad wali liibaan raadinooso
iyo inaad heshay ii soo sheeg sababta maanta oo
jully/11/2000 ayaan aqriyey sidaa darteed hadeey
noqoto inaad mar kale aqriso jawaab iigu reeb

yaaska*********