Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa arkay ama meel ku sheega,faaduma cumar saalim oo dhigan jirtay dugsigii shibis ee villago arab
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 04:22 pm
waxaan baafinayaa gabadha la yiraahdo,faadumo cumar saalim,oo dhigan jirtay dugsiga shibis sanadkii,75-76-77 sidaan u maleeynaayo,markii iigu war danbeeysay waxaan kuwada jirnay xalane B-Biidii ,76ama 77,waxaan ka codsanayaa qofkii meel ku sheega in uu igala soo xiriiro,eemailkeeyga , Jowdhii1@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOG OGAAL

Friday, November 17, 2000 - 03:19 pm
FADUMO C.SALIM WAXAA LAGU QABAA BOOSAASO,SOMALIYA.WAXAY DHASHAY 8 CARUUR AH.EE MAXAAN KAA GAARSIIYAA?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed cabdulqaadi xirsi

Saturday, November 25, 2000 - 02:39 pm
anigoo ah maxamed cabdulqaair xirsi waxaan baafinayaa gabadha layiraahdo faadumo cumar saalim oo markii iigu war dambeeysay ku jirtay dugsiga tababarka ardayda ee xalane gabadhaas oo aheed pp waxeeyna dhegan jirtaydugsiga shibis ama vilaajo arab. mar ayaa qof aan magaceesa iyo meesha laga helo aan ii soo qorin ii sheegay in lagu qabo boosaaso wax faahfaahin ahna igama diin marka waxaan si naxariis lehidin kaga codsanaayaa ila soo xariirtaan qofkii meel ku og iimeelkeeygu waa . joowdhii1@hotmail.com