We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, October 29, 2000 - 09:38 pm HI GUYS AAD BAAD UMAHAD SAN TIHIIN,HADII AAD IGU CAAWINI KARTIIN SI AAN KU HELO MY FIRST BOYFREIND DHIBAATADA TAALO WAA MA AQAANO HIS FIRST NAME WUU IGA DHUMAY WAXA KALIYA AAN UQAANO WAA BAASHI MARKA HADAAD TAHAY WAAD INAAD KAJAWAABTAA SU AASHAAN MEESHA AAN ISKU BARANEY..WAXAANA WAAGAAS DAGANAA XAMAR JADIID....AAD IYO AAD BAAD UMAHAD SANTIHIIN...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 17, 2000 - 03:21 pm NAA SOOW MA ILOOWDID BAASHI? BAASHI WAXAA KU DHACDAY XABAD DAWAAF AH OO AAN LOOWADIN.DHIMEY,ALLAHA U NAXARIISTO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 12:39 am Macaanto qof ciyaarayso ma ahi Baashi wiil la dhaho anuu ila dhashay hadaa sheegi karto meeshaad ku baratay iyo sanadka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 03, 2000 - 09:59 am Baashi wiil la dhaho waa aqaan wuxuu dhigan jiray iskuul maxamuud xarbi....kaas miyaa mise midkale?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 09:59 pm Baashi Wax aa ku xasuusatid magiisa xataa kuuguma reebin way, ileen hada xabad aa sii wafatee talo ayuu ku yeeli lahaa. Bal orodoo godadkaagi iyo goyaashi aad ku qarsan jirtay habeenkii bal kasoo baar inuu wax Id ah uga tagey. si meesha lagu duugay laguu sheegee. Lol@XAABALA QOD aduu orta ahaa ninka xabaasha u qoday soo maha.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 08:19 pm Wuxuu kaaga cararay ayaa meesha ku jiro ee iska iloow nooh,,,,,,,haddan ma taqaanid magaciisa runta ah haddaba sidee kugucaawinaa,,,,ma waxaan nahauy psyic,,,,,abaaayo ,,,,waa wax degay waxaas ee raadso wax cusub,,,,,waa sanad cusub ,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 06:00 am anonymous waad salaaman tahay anigaa aqaan wiil baashi la dhaho magaciisa horana kuu xasuusan ee waxaan rabaa in aad ii sheegto dadiisa inta aad ku qiyaaseysid iyo waliba meesha aad isku taqaaneen iyo goorta kuugu danbaysaay mahad sanid igala soo xiriir emailkan laylaali13@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 11:33 pm To:Anonymous Salaan diiran abaayo..... .Ma ogtahay ilin jeceyl kululaa naftu waxey damacdo doorbidana daaimkeyn mooyee aadene uma diido..... Fiiro-Gaar Astaamaha Baashi sifeyntiisa waa mid adiga lagaaga baahan yahay ? Waa fahansanahay sumcadada ayaa ku jirto sumad la'aantaada.....Anigu sifeyntadooda waa iga mabnuuc mushtamaca dhexdooda sidaas ula soco....Halkee ayuu deganaa Baashi 1 to 5 sidan soo socota ??? (1) School Xamar Jadiid H/Dhexe agtiisa ? (2) Bar Casho agtiisa dhinaca qorax ka soo baxa ? (3) Carwo Idko Isgoyska agagaarkiisa ? (4) Bar Ubax Isgoyskiisa C/O Barka ? (5) Bar Casho agtiisa dhinaca qorax u dhaca ? (Nasiib wacan abaayo) Shig-shigaaye.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 09:12 am ANIGAA BAASHE LAY DHAHAA WAXAANA DEGANAA ....... MARKA MAGACAAGA II SOO SHEEGTID OO RUN AH AYAAN FAAFAAHIN IGA HELAYSAAA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 16, 2001 - 11:38 am abaayo macaanto makaa dhab baa mise lol
|