We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan baafinayaa Sucdi C/laahi axmed oo ka baxday dugsiga sare ee Wadajir sanadkii 1987kii, deganaydna Madiino, agagaarka suuqa madiino. Markii iigu war danbaysana liigu war sheegay, wadanka Talyaaniga, magaalada Rome. Fadlan ciddii war kahaysa hala soo socodsiiso; Guuleed, Atarah1@excite.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan u malaynayaa inaad tahay ninkii la oran jiray Guuleed dheere, fadlan haddii aad tahay isoo wargeli, isla hadda, waxaan joogaa London, UK Waad mahadsantahay, boqolkiiba boqol raadintaada waa haddii lagu dheho Guuleed.
|