Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa Arkay Reer Cali Shire
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibo

Thursday, November 02, 2000 - 02:10 pm
Waxaan raadinaya Reer Cali shire oo kala ah Amaal,Sabaax,Bidhiq,Cakerad,Biyodoon,Faarax,Suhuur
qabiilkoodu waxa weeye Muse Ismaaciil,Cabdale xaamud,oo reer cerigaabo ahaa waxaa isugu kaayo danbeeysay wakhti dheer waxaana jecelahay in qofkii yaqaanaa fadlan uu ila sooo socodsiiyo iyo hadii aad haysid tilifoonkooda ama ogtahay meel aay kala joogaan.

Waad Mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

islam

Sunday, November 05, 2000 - 10:24 pm
Bidhig waxaa guursadey nin ingriis cidi ma aragto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibo

Saturday, November 11, 2000 - 03:43 pm
Islam

Maan fahmin waxaad u jeedo please eloberate.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, January 25, 2001 - 04:49 am
Hibo ma reer Ceergaabaad tahay?
Xagee degantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hibo

Monday, January 29, 2001 - 09:15 pm
Sahal Walaal haa reer cerigaabo ayaan ahay waxaan hada degenahay Maraykanka adigu xagee degan tahay mase tahay reer cerigaabo.