Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan baafinayaa Ciyaal school ahmed gureey qaas ahaan 8sideedadkii iyo xulkii school ahmed gureey, ee kubada cagta...!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir (Public user)

Unrecorded Date
walaalayaal magacaygu waxaa ladhahaa abshir jama farax ,oo dhigan jiray school ahmed gureey sanadkii 1990kii..
hadaba inta waxaa ka baafinayaa dhaliyaradii schoolka iyo gabdhihii,oo waxaa layiraahdaa ,, qaas ahaan inta waxaa kabaafinayaa kuwii aanu isku class fasalka 8b,
yaa yaqaan c/rixmaan (aaye), kaaboy, ilkacse,cumar xaashi, mahamud xaashi , farad mahamed jama oo classka 8t. saynab, fartuun,hodan, deeqo, iyo dhamaan dhaliyardii xulka kubada cagta iyo inta kale oo aan hada xasuusnayn. walaalayaal sidaas iyo ismaqal wanaagsan iyo xiriir wacan..hadaba E_mailkayga waxaa weeye abshir@mailcity.com and
saash@mailcity.com
see you all my friends as we remember each others
have a good time, take care all bro/sisters..
please send Email as soon as possible.
thankz:::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinda

Unrecorded Date
I´m one of them

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooraayee

Unrecorded Date
hinda,
sister me too. which class do you go to !!!
we cool , we had fun, baby tell me your email
plzzzzz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamud

Unrecorded Date
Cool I used to go to Axmed Gurey Primary School from classes 1D TO 8D and then transfered to Muuse Galaal Secondry School. Now I live in Canada, I work for a digital imaging company in British Columbia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doon

Unrecorded Date
Yow; don't make me jump from my bed man. I used to go there and boy was it fun... I hope the ladies who used will like to contact me...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 06:57 am
ku;abshir

Asalaama calaykum
walaal aad ayaad umahadsantahay sida dadkii kala dhumay aad udanaynaysid waxaa magacayga la dhahaa saciid cabdiraxmaan ilkacase loo yaqaanay waxaan ahaa 1988 galaaska 8b laakiin adigu waxaad sheegtay 1990,anigu 1988 ayaan dhameeyay iskuulka, waxbadan kama xasuusto iskuulka waxaa kaliya aan xasuustaa qaar ardaydii isku galaaska ahayn qaar kamid ah sida ;cirbad,jaamac,ladiif,culusow. waxaan culusow ku arkay itoobiya isagoo u socda dibada, jaamacna wuxuu booqasho ku yimid wadanka aan joogo Australai isagoo walaashii soo booqday wuxuuna ka yimid holand,waxaan arkay tiratoorkii iskuulka saleebaan oo Australia isla joogno isku magaalo wiliba,anigu waxaan daganaa iskuulka agtiisa warshada galalka agteeda,waxaan idinka codsanyaa inaad soo fahfaahisaan qoraalka meeshaad xaafada ka daganaydeen iyo meeshaad hada joogtaan iyo wixii lamid ah, waxaan isku ognahay khayr iyo cabsida ilaahay .

ka;walaalkiin saciid cabdiraxmaan ilkacase, saidmoh@hotmail.com.

wasalaama calaykum