Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan baafinayaa hodan xaashi qalyare oo reer hodan ahayd oo majeerteen ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawa (Public user)

Unrecorded Date
waxaan codsanayaa gabadha magaceedu kor ku xusan yahay qofkii arkay ama yaqqano oo markii iigu war danbaysay joogtay london uusoo sheego waa saaxiibadaa xaawo chimico oo joogta England

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mamed (Public user)

Unrecorded Date
waad salmnahy walal haawo kiimiko walaal meeshaan anigoo iska eegaya ayaan arky baafintaada gabadhaas aqoon ayaan u leeyahy waxay dagnty london sidaad u sheegtay waa laguursadey ilmo bayna leedahy markii ii gu danbysayna waxay daganyd xaafada layarhdo kilbun hadii aad waydo telfonkeeda ii soo qor anigaa kii helyee
waxaan rajeynyaa inaad saxibtaa aad heshid

waa maxamed yare oo ku leh nabadey good luck!!