Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan raadinayaa walaalahay reer ahmed cadde oo reer baraawe ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saida adde a

Saturday, November 04, 2000 - 06:31 pm
walaalayaal waad salaamantihiin dhamaan aqristayaasha.
walaalayaal waxaan idnka codsanayaa amaba
filayaa haddii aad maqasheen ama aad taqaaniin
reer AHMED CADDE oo ahaa reer baraawe
oo markii iigu danbaysay joogay magaalada muqdisho
qofkii yaqaana igala soo xiriir
saida_adde@msn.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 04:55 pm
asallmu allykum.

TO SAIDA ADDE abayo ani waxaan aqaane omar cade oo joogey momabasa iyo sharifo cade iyo ilmo cabduqadir cade layla oo igu wardambeysay sacudiga sorry lakin axamed cade ma aqaane.

hadii ay isku dadyihiin waxaa weydiinkartaa shariifa cade waxaan u malynaa atlanta ay joogataa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Wednesday, February 21, 2001 - 07:24 pm
To anonymous
waad salaaman tahay walaal
salaan ka dib walaal haa anigaba waxaan ahay
ilmihii Abdulkadir Adde.
Leyla walaashey waaye laakiin waxaan raadinooyaa
Adeerkey ilmihiisa oo laga dhalay bahda Isaaqa
oo mar hore iigu war danbeysay.
mahadsanid walaal