Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan raadinayaa dhamaan dhalinyaradii dhiganaysay dugsiga h/dh ee yaasiin cismaan sanadihii1987 ilaa 1990
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 04, 2000 - 06:43 pm
salaamu calaykum.
waxaan raadinayaa dhamaan ardaydii dhiganaysay
dugsiga hoose dhexe ee yaasiin cismaan
gaar dhalinyaradii ahayd 7aad
hadii aad tahay qof ka mid ah ama aad taqaanid
igala soo xiriir
saida_adde@msn.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 04:03 am
bismilaahi al raxmaani

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, November 05, 2000 - 05:07 am
ku;saida

Asalaamu calaykum
walaal waxaan ka mid ahay ardaydii dhigan jirtay yaasiin cisnaan 1aad kaygii ilaa 4aad kaygii waxaan 4aad ahaa 1984 markaasna waxaan u guurnay howlwadaag oo iskuul kale ka galay,marka walaal wax badan kama xasuusto laakiin magacyada qaar ayaan xasuustaa galaaskayga sida saciido gabar la dhaho oo 8aad keeda ay ku beegnayd 1988,si kastaba arintu ha ahaatee waxaan aad uxiisaynayaa oo salaamayaa salaanta islaamka dhamaan ardayda yaasiin cismaan,run ahaantii waxaad tahay qofkii igu horeeyay ilaa 1991dii oo yaasiin cismaan dhigan jiray oo aan halkaan ku arkay ,waxaan rajaynayaa in ardaybadan aan ku aragno meesha,
waxaan joogaa [melbourne Australia] waxaan idinka codsanayaa in aad soo fahfahisaan qoraalkiina soona sheegtaan meesha aad aduunka ka joogtaan .
waa walaalkiin ilaahay dartii;
saciid cabdiraxmaan faroole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Sunday, November 05, 2000 - 07:05 pm
KU;anonymous
walaal runtii aad &aad ayaan ugu faraxsanahay
sida wanaaga badan ee aad warqada iigu soo
jawaabtay,aboowe horta aniga waxaan deganahay
USA,state ka north dakota magaalada FARGO.
walaal anigana waxaan 8 aad noqon lahaa sanadkii
1991.
walaal sida aad horeba u tiri ana sidoo
kale aad baan ugu farxay markii aad igu tiri
qof yaasiin cismaan dhigan jiray ayaan ahay.
peace & love.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 06, 2000 - 09:00 am
ku;saciido

Asalamu calaykum

walaal anigaba aad ayaan ugu farxay waana kuugu mahad naqayaa sida wanaagsan ee aad samaysay, waxaan dagenaa iskuul yaasiin cimaan meel udhow boostada & wasaarada waxbarashada guryaha ka danbeeya ayaan daganayn adigana hadii aad daganayd agagaarkaas iyo inkale ii soo sheeg dadkii waa kala dhumay qof xaafadaas daganaa ma arag,walaal waxaan isku dardaarmaynaa dhamaanteen inaan dhaqankeena islaamka ee soomaaliya aan ku dhaganaano meel kastoo aan joogno,ilahay wadankii oo nabad ah iyo anagoo nabad ah uu nageeyo.walaal emailkaygu waa saidmoh@hotmail.com

wasalamu calyakum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shukri busuri

Friday, November 24, 2000 - 08:00 am
s/c
waxaan degena boostadda gadaasheeda waxaanan dhigan jiray yaasiin cusmaan.
siciido hadda kuma xusuusto .
magacayga waa shugri hassan busuri.
hddana waxaan degenahay magaaladda den helder ee wadanka holland.
email munnagufa@yahoo.com
waad salaaman tahay mar labaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Monday, November 27, 2000 - 08:32 pm
To;shukri busuri
ASALAAMU CALYKUM WARAXMATU LAHI WABARAKAATU;
shukriyeey aad iyo aad ayaad ugu mahad-
santahay sida wanaaga badan ee aad iigu soo
jawaabtay waadna ku mahadsantahay .
runtii aad &aad ayaan ugu farxay haddii aan
heley qof kaloo dhigan jiray y\c.
shukri macaannto waxaan ku waydiinaa sanadkee
ayaad ku aadanayd inaad dhigato galaaska
8aad? shukri abaayo anogana waxaan joogaa
dalka USA state of NORTH DAKOTA, FARGO
waxaan 7aad ahaa sanadkii ay jugta dhacaysay
shukri abaayo bostada marara badan baan
tagi jirayee dhinacee ka deganayd?
waxaa deganaa gabar saaxiibtay oo la dhihi
jiray SAMIIRA & walaasheed oo la dhihi SUNDUS.
waxayna dhigan jireen y/c