Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): BAAFIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EBYAN ALI (Public user)

Unrecorded Date
WAXAAN BAAFINAHAYAA
SAAXIIBADAY "REER IBRAHIN CILMI OO KU MAGAC DHEER
REER "INDHO YARE"
OO MARKII IIGU DAMBAYSAY JOOGAY LONDON,ENGLAND
CID ALA IYO CIDII GARANAYSA WAXAAN KA CODSANAYAA INAY
II DHAAFAAN NOTE HALKAN
MAHADSANIDIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ebyan (Public user)

Unrecorded Date
yaa arkay "reer indho yare"IBRAHIN INDHO YARE"
koos,abdicasis,abdisalaan.
fadalan qofkii yaqaan ha ila soo socodsiiyo
markii iigu dambaysay waxay joogeen
wadanka ingriiska london.
mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmeddahir (Public user)

Unrecorded Date
waxaan baafineyaa dhalinyaradii xulka qaranka soomaliyeed ee kubada koleyga(basketball)oo ay ka mid ahaayeen abdi xalwo,abdiqadir dhame,abdala,shiekha,ahmeddahir,7 xaaji ayaan u maleynayaa oo qadaan jirey 7 iga raali ahow magaciisii waan iloobey iyo xaga gabdhaha qaali,qaran iyo kuwii kelaba walaalayal iska warama xagee ku dambeyseen.markaan somaliya arko waxa ka dhacaya maanta aad iyo aad eyey ii murugeysa marmarka qaarna inaan somali ahey waan nacaa belse markaan idin soo xasuusto sidaad wadankeena magaciisa kor ugu dhigin jirteen aad iyo aad ayaan somaliya u jeclaada waxaan idiin rajeynayaa caafimaad nolal farxad leh iyo niyad suuban i hope to see you again playing somewhere in my life time that is my wish specialy in somaliya. i love you all and miss the somaliya i love .hadii aad warkaheyso xulkii qaranka ee basketballka gabdho iyo wiilalba emeilkeyga waxaa weeye ahmeddahir.hotmail.com/australia