Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa arkay nin ku magac dheer Akhii?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi M. Halane

Sunday, November 05, 2000 - 08:51 am
Waxaan doonayaa meesha uu ku dambeeyey in la ii soo sheego haddii ay jiraan cid garanaysa ninka aan baafinayo oo aan isku barannay magaalada Neyroobi ee dalka Kenya. Waqtigaas oo ahayd sideetemeeyadii isaga oo ku laabtay Soomaaliya. Fadlan igala soo xiriira telefoonkaan hoos ku qoran: 07944108154. London, UK.