We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 05, 2000 - 12:36 pm s/c waad mahadsan tihiin intiina akhrin doonta waxaan jeclaan lahaa in aad meel iigu sheegtaan sxbkeey cabdirixmaan mahdi cali kuus 1.degenaa holland hoofddorp 2.toronto canada 3.ottawa canada 4. waaberi dabka qabiilkiisa waa dir qubeeys. aniga magaceyga waa xassan aflow holland ayaan wadda degenaan jirnay wuxuuna u guuray canada 1996 ayaa iigu danbeeysay welina ma hayo idinkoo mahadsan haddii aad heli kartaan ila soo socodsiiya email (munnagufa@yahoo.com) mahadsanidin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 02:25 pm Waxaan u malaynayaa inaan aqaanno ninkaad dooneeysid c/kuus oo reer lafoole ahaa waxaa iigu war dameeysey minesoota oo mareekanka ah markaa qof meesha jooga weeydii oo ila soo socosii hadaad taleefonkiisa heshid
|