Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkey Maxamuud Maxamed Abdillahi Faarax Dhegey; reerBarawe-saruur ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan Amin (Public user)

Unrecorded Date

Waxaa doonaya :HASSAN AMIN SHEIKH.
Fadlan, haddaad garaneysid igala soo xiriir: e mail:shmudun@hotmail.com
AMA : P.O.BOX 498 Hyderabad Pakistan.
AMA :PHONE: 0092221654358.
AMA: DEPARTMENT OF ENTOMOLOGY
SIND AGRICULTURE UNIVERSITY
Tandojam - Pakistan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asad2 (Public user)

Unrecorded Date
ku xassan amin, walaal waa kusalaamay salaan kadib saaxiib waxaan gartay ninka aad halkaan kabaafinaysid oo maxamud cabdullahi farax wuxuuna daganyahay wadanka Denmark gaar ahaan magaalada Odense laakiin hada wuxuu jiraa shir islaam oo kasocda magaalada Gåtenborg ee dalka sweden.

hadii aad danaynaysid waxaa aniga igala soo xariiri kartaa E-mail Geseyhashi@hotmail.com.
sidaas iyo ismaqal danbe oo xiisa leh.