We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 08, 2000 - 07:37 am Magaceeyga waxaa la'yiraah C/qaadir dhegojapan waxaan raadinayaa asxaabtii xafada sida minishiibiyo wax alaale iyo wixii deganaa agagaarkaas halysmaqlo aqiyaarya.waxaan rabaa in aan wada xiriirno ciyaalkii xaafada
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 11:54 am Hoi c/qaadir nagajaban walaal waan kusa laamey marka hore. waa inan reer maxamuud xarbi ah Mustaf Mohamud Kheyre waxaan dagnaa jirey masaajid ka shiik abdi gadaashiis. waan kunoolahey hada dalka Holland/Zwolle. Walaal hadii aad garaneysid dad soo nahaas ah ilasoo xariiri. by mustaf Mustaf134@hotmail,com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 26, 2000 - 05:58 pm anigaa degana xaafadaas magaceeyga waa muuse madaxeey masaajiska sheekh cabdi is iyo aaqiro aqiyaareey waa salaaman thiin muuse madaxeeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 07:15 am waan ku salamay.c/qaadir dhago, ma tahay ninkii dhigan jiray dugsiga sare ee sheek xasan barsame?hiwaayadiisuna ahayd artiska? haday tahay jawaabtaadu haa,waa sxb-kaa igala soo xiriir emailkan nabad290@lycos.com nabadeey.
|