Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waa Cabdi shaah oo baafinaya asxaabtiisa!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi shaah

Wednesday, November 08, 2000 - 11:25 am
Saaxiibayaal waa ninkii isaga ahaa ee Cabdi shaah waxaan baafinaya dhamaan aqyaartii aan saaxiibada ahayn waxaana jeclahay inaan is maqalno hadaba haddii aad i garanayso halkan igala soo xiriir...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab dhere

Saturday, November 11, 2000 - 10:07 am
Cabdi shaaaaaaaah ma ninkii aan iqiinaaa mise waa ninkaleeee saaxib,waxaana warkaadi igu wardambeysey adoo wax ku baranaayo cariga al-qardaash ee Turkiya hadaad tahey ninkaas waxaan ahey nin layiraahdo Cabdiwahaab dheeere oo ku nool Copenhagen Danmark.sidaas iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi shaah

Saturday, November 11, 2000 - 03:39 pm
Waa wareeeeey waraa cabdiwahaab dheere waa ninkii isaga ahaa ee qardesh joogay war ninyahow hadii aad halkan soo gasho emailkaada ii reeb anaa kula soo xiriiri doona anigu waxaan joogaa magaalada London sidaa iyo ismaqal xiisa leh bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab dhere

Sunday, November 12, 2000 - 10:05 am
Saaxibkiis hadii lanool yahey wala isarkayaa waana Allaah mahadiis, saaxibkiis emaalkeyga waakanaa, E-mail: Leydi8@hotmail.com

Saaxibkaaga
Abdiwahab dhere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi wahaab arab

Thursday, November 23, 2000 - 09:54 am
war labadiina kaliya ayaa meesha jooga oo si yaqaana waliba shaah iyo dheere asxaab kale ayaa jirta ee raadiya