Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA U MAQAN ILMAHA SOOMAALIYEED EE DHASAHAY BILOWGII DAGAALADDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAHLAN (Public user)

Unrecorded Date
Asalaamu Aleykum SOOMAALIYEY...

Waxaan mar walba is weydiiyaa SUAAL aad igu abuurtay walwal iyo Feker joogto ah..

Runtii...Intii awood dhaqaale u laheyd in ay ka soo baxaan Dagaaladda wadanka wey ka soo baxeen..
Waxaase jira qaar badan oo awoodaa oo kale laheyn..
Marka yaa u maqan ILMIHII dhashay XILLIGII DAGAALKA ee ku koraya XABAD IYO MADAAFIIC...
oo DHABCAN wax weyn u dhinta CAAFIMAADKOOD..
Yaase u maqan MUSTAQBALKOODA....WAXBARASHO..

SAAXIYAAL AAN KA DOODNO ISNA DAREYNSIINO..ARINKAAN..
Mahadsandiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan kula socodsiinaya in,haddi aad u warhaysid iyo haddii kale, in dhallinyaro badan oo u kala dhashay qabill kasta oo ahaa takhaatiir wax ku soo barateu italia ay doorteen in ay xilligii dagaallada ku dambeeyaan somaliya , qaarkoodna ay la shaqeeyeen hay'adaha samafalka, welina ay ku dagaal jiraan , inkastoo aysan wada gaari karin inta caruur ku dhalatey meel ka fog magaalo ama cusbitaallo. sidey noqotaba waa calool xumo waxaanse qabaa ka hadalka naftigiisu in u yahay tallabo horumar ah. Dhowr caruur ku dhashey geed quruc hostissa ayaan u warhayaa, maanta dhammeystey 10 jirkii/ Ilaahey ummadiisa isagaa kala yaqaan, caruurtaas innocent ah isagaa badbaadin doona, annaga waakan aan baryo dibedda la joogno. Salamaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hindo

Unrecorded Date
Walal hadaan kuugu darsado talayo ilahaa hay matalo sartey isaga uun baa yiri ilmaha markery dhashaan ilaa iyo malinta ay kadhimanayaan ilahaa baahayo nolashiisa marka ma ahan inaa kawala washo waxaa umaqaan waa ale oo kaliye marka miyaadan muslin eheen oo daan rumaysaneen talo sarshada, mid kale iga hoo ilmihii qurbaha yimad waad taad aragtey oo noqdeen saaqidiin oo waxaba qabsaneyn, marka waxaa laga yaabaa ilmahaas oo xabad joogaan iney ka fiican yihiin kuwaan oo jooga qurbada talo saro ilahaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANIGA

Unrecorded Date
ILAAHEEY AYAA UMAQAN MARKA ISKA HILMAAN SAAXIIB WAXBA UMA AADAN QABAN LAHEYN HADII AAD SOOMAALIYA JOOGIN LAHAYDE YOU WOULD HAVE BEEN ONE OF THEM.


BY ANIG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-deeq

Unrecorded Date
TO KULIGIIN.
Wexey illa tahay in aan u wada maqan nahay dhamaantayo ee ma aha in aad ha is weydiisaan oo deyaaasha soomaliya iska ilowa .
Ee dhalinyarooy ku dadaala sidii wax llogu qabanlahaa caruurtaas soamliyeed.
By mome 25yr