We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu Aleykum Waraxmatulaah.. AKHAYAARTA..waxaan raadinayaa Dhalinyaradii SOONA WIILWAAL ee xaafadda BOONDHEERE... Aniga waxaan ahay Mid ka mid ah DHALINYARDAAS...Waxaan ku noolahay CANADA... Magaceygana waa Farmaajo( Mad-Kuuloow).. Fadlan AKhayaarta iga soo xariira EMAILKAAN. Farmaajo@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date samoow ma taqaanaa ciyaal wiilwaal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Haa aad iyo aad waan aqaaanaa SHEEQ SAMOOW oo hadda jooga Toronto CANADA..Yuusufeey walaakiisa..ciyaal MACALIN CALI oo ahaa waan is aragnaa ..waxaan raadi nooyaa AXMADEY TENGREEDI iyo AAYAROOW....Iyo Abdilqaadir QOWSAAR.. Inta kele akhayaarta geedka MAANA GOOBE waxey badankooda joogaa Holland.. Saaxiibayaaloow hadaad aragtaan Email ii soo dira pls fadlan..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aniga ayaa garanaya waxaan ku dhashay xaafadda boondhere, guriga ay maceey madax mallaay agteeda qiyaas qofka aan ahay, waana garanayaa dhammaan aqyaarta kor ku xusan. Aa qowsaar wuxuu jooga London Laakiin inta kale war kama hayo halka ay ku dambeeyeen.Xagguu ku dambeeyay aa bagaa iyo Badar iyo intii kale? Waxaan ku noolahay Finland. E-mailkeiguna waa hhilowle@hotmail .con
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Illaa iyo hadda wax jawaab ah idinkama hayo mar labaad haddii aan idiin sheego ama aan u qoro si sax ah waa hhilowle@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date samoow waa ku salaamaa waa maxamuuud cali sheekh wiil waal samoow nafta ka waran
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date samoow waaye samoow waalagu salaamey ani iskool wiil waal an dhigan jirey waxaana ku dhashey boondheeroow libaax aameey alaa yuusuf alkowneyn samoow banooni aan kula dheeli jirey ani ciyaal brazil aan u dheeli jirey waxaan raadinooyaa safiyo muuse ahmed sacdiyo muuse caddow iyo reerahooda if you know where they are at please Email me at Bambada@aol.com thank you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 27, 2000 - 01:39 pm AQYAARTA MEESHA KU QORAN WAA IDIN SALAAMAY SALAAN KADIB WAXAAN AHAY DHALINTII BOONDHEERE GAAR AHAAN WIILWAAL AMA BUUR-BISHAARO SAMOWW WALAAKIS WAXAAN KU WEYDIIYEY INTEEY KU DHAMBEEYAAN MAXAMADOW,YUUSUFOW IYO CUMUROW.IYO ILMO AAY SOKOREEY.INTA KALE OO AH MADKUULOW IYO HILOWLE MA FAHMIN .AAN WARKIINA HELO .
|