Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Yaa arkay saaxiitay Fozia Abdi Ahmed oo Ahayd reer towfiiq
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhia (Public user)

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin

Walaalayaal waxaa magacayga la dhahaa Safia Hassan waxaan raadinayaa saaxiibtay oo ahayd reer towfiiq gaar ahaan dhinaca Televisionka waana isaaq. Waxaan kaloo raadinayaa Hassan Ali oo walaalkiis la dhihi jiray Jamuuriye cidoodana loo yaqaanay reer jamuuriye fadlan ila soo xiriir hadii aad taqaanid amaba war aad u haysid. Fowzia waxaa iigu danbaysay inay joogtay Djabuti markii danbane aaday Engriiska. Hassana waxaa iigu danbaysay asagoo jooga Engriiska.

Aad ayaad u mahad santihiin.

Aosman@kandid.com