We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 12, 2000 - 01:28 pm WAXAAN RAADINAYAA ASXAABTAYDA OO KALA JOOGTAY MAR KII IIGU WARDAMBAYSAY SOOMAALIA WAXAYNA KALA YIHIIN 1-AYAAN YUSUF IBRAAHIN (habar-yonis-cali siciid) 2-FOWSIYO MAXAMED BASHIIR(OGAADEEN-ugaas-nuur) 3-SAHRO CIISE ISMAACIIL(habar-jecel axmed farax abukar axmed ) 4-C/SALAAN MAXAMED JAMAC (isaaq wuxuuna la dhashay saynab maxamed jamac oo BBC ka ah wariyaha ) 5-OSMAN ABDI IBRAAHIM (dhulbahante) 6-LEYLO MAXAMED (sheeqaal ah)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, November 19, 2000 - 09:42 pm ku : Ladan Abdirahman Awil Sahal Walaal waad salaaman tahay salaan kadib, waxaanu kuu sheegayaa in aduunku is baday dadkii aad ogeyn waxna dhinteen waxna ay noolyihiin. Run ahaantii dadkan aad meesha isu keentay ma hayno meeshay caga dhigteen balse warar aan la hubin ayaa lay sheegin in Sahra Ciise Berbera lagu qabo, laylana ay kula joogto USA. Haddaba Ladaney waxaad fashayba fashayee ka soo waran reerkiina sidey yihiin iyo caruurtii walaalahaa dhamaantood iyo iney wali degan yihiin Gaarisa iyo in kale Anigu waxaan wali joogaa Abu Dhabi e-mail osmanakabe@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 09, 2001 - 06:36 pm waan e diin salamey dhamaan aqayarta cali xuseen magacagu waa layla waxan ka mid ahay dhalinyarada cali xuseen marka loodkagan waxaa ka mid ahaa inta aan ka xasuusto fatumo c/raxmaan oo deganey dhinaca macmacaanka,iyo labo wiil oo la kala dhaho siyaad iyo waabari. oo waliba waabari aan ku maqlay dalka canad hadii aad garaneysaan dadkas iyo qofkasta from cali xussen ah ba please igala soo xereer this email nasteexo211@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 09, 2001 - 06:39 pm waan e diin salamey dhamaan aqayarta cali xuseen magacagu waa layla waxan ka mid ahay dhalinyarada cali xuseen marka loodkagan waxaa ka mid ahaa inta aan ka xasuusto fatumo c/raxmaan oo deganey dhinaca macmacaanka,iyo labo wiil oo la kala dhaho siyaad iyo waabari. oo waliba waabari aan ku maqlay dalka canad hadii aad garaneysaan dadkas iyo qofkasta from cali xussen ah ba please igala soo xereer this email nasteexo211@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 02:34 am hej Ladan Magaceega waxaa layiraahdaa Maxuud M.B. waxaan la dhashay foosiya . Inkastoo aanan ku garaneen hadana waxaan rabaa inaan kuu sheego iney foosiyo joogto Nairobi.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 12:16 am to;ladaneey salaan kadib,waxaan ahaa ardaydii h/dhexe ee dugsigii taarikhiga ahaa ee cali xuseen,waxaana baafinayaa 1-cadnaan cali jaamac 2-ladane cali jaamac 3-niir muuse 4-c/rashiid qabqable 5-c/qaadir axmed cartan bataati 6-daadirow madoobe fadlan hadaad garanaysid dadkaas ama aad tahay igala soo xiriir e-mailkaan anwer300@hotmail.com mahadsanidin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 03:18 am TO:aayatu-laah saaxiib salaama,dadkaas walguu yaqaan inta aan galin in aan kuu sheego dadkaas,marka hore saaxiib soo ma fiicnayn inaad adi is cadysid oo aad is sheegtid waxaana filayaa inaad tahay saaxiibadi aan la`aa,fadlan isu kay sheeg,hadaan u gudbo saaxibadeen 1-cadnaan waxa uu joogaa dalas USA wuuna fiicanyahay 2-ladane warkiisa waa la`ahay mana garanayo meeshi uu ku danbeeyay 3-nuur muuse waxaa iigu danbaysay isaga oo jooga kenya waxaana maqalay inuu ugudbay oslo 4-c/rashiid qaqable waxa uu joogaa sweden wuxuna guursaday gabadh swedesh ah isaguna waxa uu ciyaaraa feerka 5-c/qaadir bataati waxa uu joogaa mpls mn USA 6-daadirow madoobe waxaa iigu danbaysay schoolkoo furan waa la`ahay isagana warkiisa saaxiib badanaa anaa kuu soo gudbinaya e-maildooda ee is soo sheeg waxaa laga yaabaa inaad tahay ragi la laa sidaas iyo xiriir wacan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 03:23 am assalaamucalaykum akhyaarta waa salaamantihiin,waayo waayo war ninyohow raga aad sheegayso waa ragi aan isku fasalka ahayn walaahi waxaan doonaayay warkooda mudo dheer waana waayay,walaal aad ayaad u mahadsantahay adna isa soo cadee ma dayax ayaa tahay mise qof kale hadaa tayax tahay kawaran max`ed qani iyo siciid jeeri hadaa qofkala tahayna ii soo sheeg,noona soo qor mailkaaga bro,aad ayaan uga mahad celinayaa gabadhi furtay beejkaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 11:50 am AKHYAAREEY YAA ARKAY MAAMULHII SCHOOLKA (Dr AAYATULAAH)FADLAN NINKII ARKAY HA ILA SOO SOCODSIIYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 01:46 am SALAAN dhamaan yaa war ka haya kiishoow waceysle cumar faray macalimiintii sida bullaale kaarshe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 03, 2001 - 08:50 pm DHAMAAN WAADSALAAMAN TIHIIN REER CALI XUSEEN QAAS AHAAN M JUBBA WALAALOW BULAALE BARAWAANI IYO KAARSHE HADAAD SHEEGTAY MAXAAD U ILOWDAY TIRITOORKII BAQTI SOO XUSUUSO MACALIMIINTA NIN XUSUUS BADAN AYAADBA TAHAYE WAAD MAHADSAN TAHAY LADAN CAWILEY ANIGA IYO ADIGA IYO KEISER ISKU LOOD AYAAN AHAYN MAGACEYGA WAA SHAMSO LEYLO NA WAA WALAASHAY HADAAD IXUSUUSATAA WAALA WAYNAADAY DADLAMA GARANKARO LADANEEY MA WEYNAATAY WALAALEY IIMAYLKAAGA IISOO SHEEG XAGEEDNA JOOGTAA BALSE ANIGA WAXAAN DEGANAHAY SWEDEN FADLAN WARKAAGA HALA HELO NABAD GELYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 09:04 am to shamso abaay waa ku salaamay salaan kadib diritoorkayga dhan maa baqti dhihi karaa magaciisa runtana waa hilmaamay saasaan ku daayay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 04:44 pm waad mahadsan tahay m jubba inkastoo aan kusuaalay inad xusuusatid macalimiinta intooda kale mahadsanid nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 01:15 pm Hello People, First of all Salaam. Secondly, I used to go to Ali Hussen as well, and am looking for my best-friends who were in 8-X in 1989. They are... Ubax (Xarigles' cousin) Cayni Amina (Ubax's cousin) Shugri Amina Luul (Nasirs' sister) Later.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 02:25 am to shamso salaan walaal tan xigta intii kale waa ilooway madhigan jirin schoolkaas laakiin asxaabtayda oo dhan ayaa dhigan jirtay marka waa iska soo raaci jiray mar mar bulaalana deris aa aheen kaarshena my best friens bro uu ahaa jaaw to mudane dadkaas aa sheegtay inkastoo aadan dhamaystirin magacooda dambe shukri haday tahy shukridii dhigan jirtay dugsiga macalin ilay waxay joogtaa swedan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 11:03 pm To: dhamaan waad salaaman tihiin,,,,,,,,, waan ku faraxsanahay inaan akhriyo ama la kulmo ardeydaydii dhamaantoood,, balse waxaan tahniyad balaadhan u diryaa Shamso, war shamso sidee tahay xagaad naga salaantay, oo aan kuugu soo hagaagnaa ninka kula hadlayaa waa Mr. Kaiser, Ubax (Xarigles' cousin) Cayni Amina (Ubax's cousin) Shugri Amina Luul (Nasirs' sister) dhamaan waa akhyaartii cali xuseen walaal shamso, ladan abdirahman waxay ku nooshahay USA, laba hablood way dhashay, dhamaan reerkoodii intii badneydna waxay u guureen USA waa mr. kaiser e-mail osmanakabe@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 11:54 am asxaabta waa laydin wada salaamay a/s aniga waxaan xasuustaa diritoorkii joogay ali xuseen sanadadii 1980 nin fiican ayuu ahaaa laakiin magacii waa ii gambiyay waxaan degenaa iskooska jid cadaha iyo kan ka imaada ali huseen ee kusocda dhinaca siliga amerikaanka marka aaway reer calcio asxaabtii kubada ku ciyari jiray halkaas ? waa maxamed lugbud
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 04:03 am To maxamed lugbud salaan mxdow waxaan daganaa kalka aad sheegeesee kumaad aheed Maxamuud
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 03:47 am s/aleekum sxb maxamuud waxaan degenaa halkaas maxaa jira miyaa garatay naaneesta lugbud!!! sxb aniga dhalinyaradii waa lawada ilaway laakiin waxaan isku deyayaa in an xasussto ee adigu yaa kaxasuusataa asxaabta kale nacaawiya an helnee dhalinyaradii aan isla soo kornay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 02:15 am to lugbud Salaan kadib saaxiib magaran naaneestaa lakii kalka aad ka waramee iyo dugsi qunnanka aad dhigan jirtay sida aan qeebo kale kuugu arkay ayaa iga dhigeeso inaad tahay qof aan garanayo saaxiib waxaan daganaa jidka ka yimaada cali xuseen halka uu ka gooyo jid cadaha waxaan dhigan jiray macalin mxd hadii aad u baahan tahay waxaad igala soo xiriiri kadhaa sharaf@ofir.dk
|