Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan raadinayaa Ayaan Cilme Ereg oo markii iigu danbaysay joogtay wadanka sweden gaar ahaan magaalada Malmo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Monday, November 13, 2000 - 09:02 am
Fadlan haddii aad garato iigala soo xirrira halkan waad mahadsanthihiin. waxay la dhalatay Xaaji oo ah reer wardhagleey iyo saciido iyo nuune oo dhamaantood ka dhashay qabiilka habar gidir qaas ahaan sacad reer hilowle. Please letme know if you know this girl