We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salamu Alaikum! Waraa Ciyaal Ergavo iyo Laascaanood idin aawaye. Ergavo: Xaafada Suuqa Hoose:- Dabaare, Maxamed C/raaxmaan, cabdi Quruuf, Dayo, Casiiso, Siciid Ruush, Canbar, Indho case, timo cade, siciid halaf, cismaan giir, seynab, naciimo, yaasmiin, sucaado, nasra, ismahaan, nadiira, safiya, nadra, duniya, deeqa, Zahra. Ciyaal Laaska, Xaafada Heegan;- Catoosh Digaale, Jacfar, Buskud, c/Xamiid ismaaciil yare, Qaadiro, Ismaaciil utul, Jaamac Garaad, Mustafe Garad, Siciid cali cade, cabdul, ismaaciil, feysal, c/xakiin M jama, tawakal, shoodhe, Cismaan dheylo, jaamac Qayaad, maxamed caawiye, Idaar, jaamac khaliid, Cabdi khaliif, Khadar Guureeye, Nalayae Guureeye, Saqiir, kabiir, . Xamdi, deeqa, xaawo fidhic, hibo, khadra, Nimco caawiye, zahra, yaasmiin, zeynab uul, Ubax Garaad, nasra, imaan, imaan faatax, Imaan Garaad, ubax m cali, . Dadkaas oo kala deganaa magaalada ceergaabo Eeriyada looyaqaaney SUUQA HOOSE, iyo Kuwa Laaska deganaa khaasatan xaafada Heegan ayaan waxaan maqley iney haatan kukala nool yihiin dalalka North America iyo England, Denmark, Holland, Sweden, Marka Qolada xaafa suuqa hoose degeneyd waxay badankooda joogaan ayaan maqley Atlanta USA iyo Boston,. Marka cidii taqaana fadlan war ha iga soo siiso. Waad salaamantihiiuin. Baadi doon!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dhamaan dhaqtarka madaxa ee laascaanood ay jifaan, usoo ducee ,kulayba bili aadam mahe...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ku: Garaad Ismail Waryaa Faarax deer! Haye warka keen see layahay?. Garaad Suleiman!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO GARAAD SMail ahahaahah fery funny but please be nice he is looking for his longtime home people dont coment on if you can't help remember this is baafin or search section it is not the comedy section or the ila qosal baab Sagal
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sagal...Abaayo sagalshii reer canada aan aqiin maad tahay oo faruurnayd.Haddii aa tahay walax aan ku warsahaa. WAA SAXIIBKAA DR.LEEFOW
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ahahaha lol again DRdoqon i know is you again waryaa meesha edeb ka yeelo blaayo haku leeftee imana taqaanid you probly see mee sayin iam from canda in one of the pages once again meesha insult looguma talagalin be nice and be smart carabka lagaa soo baxyee bye i dont wanna see you again smarten up ninku sheeg yahaw this masage is to DRLEEFOOW OO MARBA MAGAC SOO QAADANAAYO HA LAYGA RAALI NOQDO MACSALAAMA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dadka faraha badan aad raadinaysaa waxay ku dhamaadeen dagaal iyo bililiqo kii ugu dambeeyey burco asaga oo dad masaakiin ah daba laad kala dhacaya ayaa wadnuhu istaagay markaan outopsy ku samaynayna wuxuu u dhintay cuqubo wixiin kalena waxay ku aasan yihiin erigavo iyo laascaanood
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sagal xishoodka waa wax aad u qurux badan,caydana ma haboona.DRleef astaan buu kugu sheegay ee kumuu caayin,jawaabtiisuna waxay tahay waxaan joogaa dal dhakhtaro leh,markaa faruuri ma jirto ee musiibayahay i dhaaf....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dulufow! Areey been badanidaa! see Allaaah kuu galey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ku dulufow qalaanqale wardadka aad sheegayso ee kudhintay burco waa ehelu jano waxayna aahaayeen mujaahidiin daafacaya naftooda iyo maalkooda adigu mawaxaad ahayd kuwii dumarka lagaggatagi jirey ee baadhan jirey kadib markay ragu dagaaltagaan ninka dadka raadinaya reer laasaanood waxan kuu sheegayaa raadi hana kadaalin nin wanaag san baatahaye by by
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date warwaxaan kuwaydiyaya matugtii jamacsiyad baad radinaysaa cerigabo yaan hadalkeda lagaa maqlin wadigii ka soo cararee guriyihii aan ka qadnay iyo berihiiye adna fulaynimo darteed aad la warwaregaysid lascanod bal car ku soo noqo doqon yohow sanqada ka hadla.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date salaama caleykum? walaaldhalinyarada aad bafinaysid qaar baan garanaaa ilma digaale( catoosh iyo jacfar waxay joogaan magaalada nashvile oo ka tirsn gobolka tenesee ee dalka maraykanka, siciid cali cade waa guursaday wuxuuna degan yahay magaalada laas caanood, jaamac garaad isagana si le,eg faarax dalab miyaad ilow day, cali madoobe dhakaawe miyaad ilowday, ayax miyaad ilowday xiiraaye miyaad ilow day, dayngurato miyaad ilow day,dayo caweer miyaad ilowday, raas miyaad ilowday, maxamed jibin miyaad ilowday, hadaad u baahan tahay telephone numbers call me @(301)345-6700 room 2323...... or mail me my e-mail is as follow DALYARE@AOL.COM MY NAME IS ALI WASAMA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abow mataqanaa gabar la yirahdo amino gadh yar oo reer laascanod ahay iyo meshay ku danbaysay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaan kadib waxaa wanaagsan in aad edebta ilaalisaan oo si wacan uwada shaygaysataan markaa intaas ayaan idinku gordhinayaa idinkoo mahadsan waa Tusiye oo reer Laascaanood ah Salaamu Calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxan ahay ninreer ceerigaabo ah oo hadii aan isu kaasheego aad toos u garanaysid inta aad sheegtay ee reer ceerigaabo dhamaan waan garanayaa ee waxad iisoo sheegtaa magacaaga oo sadexan ana magacayga iyo inta aad baafinaysid ee reer ceeri gaabo ayaan kuu kal sheegayaa halka ay kala joogaan waxana ka mid ahay ciyaartooygii reer ceerigaabo waxan kasle oo raadinayaa aqoonyahankii reer sanaag meelkastoo ay joogaan ila soo xidhiidh iiguna soo jawaab celi magacayga waakan kor ku qoran
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War dadkan na habaarayaa maxay ahaayeen? mr baadi doon sxb inta qof ee reer ceergaaboba way nool yihiin(xaasidoow ka nax) wayna caafimaad qabaan qaar baana usa kula degan in badanina europe bay degan tahay. Nin garaad ismail la baxayoow sxb habaarka iska daa. sxb dadka aad doonaysid aniga ayaa kuu sheegaya meeshay joogaan markaa isu kay sheeg oo e-mail iis oo dir any one reer ceergaabo ah please keep in tough my e-mail is b_xaaji@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sanaag cidwaayey warninka reer sanaagoow hadii aad reer sanaag tahay aniga ayaa reer sanaag ah ee sidee ayaynu u raadinaa dhalinyaradii reer sanaag iyo aqoonyahankii sanaag dalka way ka hadhay iyadoo aynu ogsaan nahay in ay tahay meesha ugu qanisan dalka soomaaliya iyo gaar ahaan gobolada waqooyi makulatahay in aynu furno bog ay reer sanaag rayigooda isku dhaafsadaan sidii ay dadka ama dalka uga tirsanaan lahaayeen hadii kale waxd ogsoonaataa in mudada tobonka sano ee soosocda lakala tegi doono balmarkaa walaaloow arintan ama mawduucan makula tahay in aynu furnoila soo xidhiidh waxii faah faahin ah ama rayi ah ee aad arintaa ka qabtid jawaabtana isla bogan iigu soo jawaab sida ugu dhaakhsaha badan ninka aan la hadlayaa waxa weeye ninka aanu isku magaca nahay ee reer sanaag iyo waxii kale eemawduucan xiisaynaya wasalaama calaykum waraxmatulaah
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO Sanaag cidwaayey Saaxiib runtii waan ku farxay sixa fiican ee aad u danaynaysid sanaag markaa aniga waxay ila tahay in waxuun loo sameeyo oo aynu la tartano dadka kale. markaa bal waxaad isleedahay waynu qaban karnaa ila soo socodsii. email ii soo dir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To reer sanaag walaal aad baad u mahadsantahay sida quruxda badan ee aad iigu soo jawaabtay waxa aynu isla fahanayna waxan Illhay inooga rajaynayaa in uu khayrkeeda ina siiyo hadaba walaal waxan ka cudurdaaranayaa in ay igu adagtahay halkii aan ka bilaabi lahaa ama sidii aynu wax u qaban lahaa waayo?walaal meeshaad kor u qaadaaba waa banaantahay markaa kole yaan hadalka kugu dheerayn ee kolay wakhtigan anu joogno maadaabay arintu tahay bar bilaw waxan ku odhan lahaa bal an badan markaynu badano ayaanrayiyo badan isdhaafsan lahayn halkii aynu ka bilaabi lahayn waxayna muhiimada ugu wayn tahay in aynu dhalinyaro aqoonyahan iyowxiilamid ah aynu wacyi gelino wasalaama calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date fardahii salaantiyo caddaa suulashiyo qoobka sumad waxaan uga dhigayaa geedka saynta lehe war inaan reer sanaag nahay sow saa ugaran maysid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To jiidali fr:sanaag cidwaayey waxn aad ugu farxay gabayga wanaagsan ee aad soo jeedisey ah ah ah haa marka xigta waxan u malaynayaa in aad nala soo gelidoontid sidii aynu gobolada kale horumarka ay gaadheen aynu la gaahi lahayn oo saad ogsoontahay gobolkeenu uu yahay gobolka ugu dambeeya gabolada dalka soomaaliya gaar ahaan waqooyoga soo maalioya hadaba walaal bal aynu fikradaha isdhaafsanee halkii aynu ka bilaabi lahayn igala soo xidhiidh cinwaanka aan kuu qoridoono ee hoos ku qoran
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date mr sanaag cid waayay aad baad u mahad santahay inta aanan u guda gelin wax qabad ka sanaag magacaaga soo bedel waayo ma rabo inaan kuugu yeedho magacaas.ka dibna aan halkaa kawada socono.waxaan ku waydiinayaa ma reer ceerigaabo ayaad tahay.garoonkii daalo ma ku ciyaartay.beertii nuura ma taqaan. abdi aadan siyaad laadhuu ma ka ciyaartay. hoteelkii ina xassan cadee falfal ma ku cuntay, galabtina maqaayadi doodi ma ka shaahday habeenkii saamalay ma ku nasatay aroortii ceeryaamo ma dhex qaaday markaad iskuulka u socotay hadii kale reer ceerigaabo matihid ee aynu wax qabad guud ka sheekaysano ma xuma.laakiin hadaad reer ceerigaabo tahay waxaan ku kaftamaynaa sheekooyinkii ceerigaabo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: jiidali waxan aad iyo aad ugu farxay sida habsamida leh ee aad u maashaysay halkudhigaaga damaashaadka leh ee aad ku maashaysay magaaladii uduga iyo quruxda ee ceerigaabo bal ana iga dhegayso an intayda maasheeye.aroortii makacday saacadii hore sideedii markay ahayd makasoo baxday xaafadii hooseama xaafadsoomaaliydoo qoraxdu dhabarka kaa hogaaminayso kuna tusayso dugsigii laoran jirey siciid barqash hadii kale suuqii dhexe islasaacadaa makaasoo hogaamisey laydhii wanaagsanayd adoo lugta ka bilaabaygeed manaan ama maraar sidaad u taqaanid hadii kale xaafdii la ornjirey dayacan iyo suuqii sare tamashlahaagi kuu hogaaminayey dugsigii buurta hoosteedan ku yaaley iyo duudii u dhaxayseye duleedka kaljinaabo barbarka dugsiogii dhexe.dhinaca kale maka cabtey shaah baraad maqaaxidii qarni goor ay qoraxdo wax sagootinayso barbarka hanuunintii duleedka basiinka kasoo horjeedka hadhuudh maqaaxi intaas hadii aadraadkaaga dhigtay waxa tahay dadka ceebaysan ee ciidii sanaag ama ceerigaabo ashkateeynayso maxaa yeelay gabaygaaga guubaabada lah ka sokoow waxqabadkaaga ma maqal hadaan kaaga jawaabo Garoonkii ceeri gaabo waan ku ciyaaray waxana ahaa ciyaartooyga magaca weeyn ku lahaa gobolka beerta nuura waan aqaan oo candho ayaan ku ciyaari jirneydhirta dusheeda ah ah ahaa waanka ciyaaray laadhuu cismaan aadan siyaad walaalkii hadii aad u taqaanidwaxba yaan hadalka kugu badin eh antaaba waan sameeyey ee xataa intaan wadan ka ka soomaqnaa oo koobiyo toban sano laga joogo waxbaan u qbtay hadana waxan xisaabiye u ahay uru sanaag caawiye layiraahdo oo sweden ku yaal Magacaygana waxa la yiraahdaa Hamse Duale Mohamed adareeyskaygan igala soo xidhiidh waxad tahay ninkii labaad ee aanu nadkan iska helno oo reersanaag ah oo imainka ay meel fiican noo marayso fadlan adna magacaaga iyo aderayskaaga ii soo qor hadii aad igaran waydid ceerigaabo waalagaagasheekeeyey inta aadsooqortayna saaxiibkaa ayaa kaaga sheekeeyey hadii kale waad igaran doontaa ah ah ahaa Wasalaama calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: jiidali waxan aad iyo aad ugu farxay sida habsamida leh ee aad u maashaysay halkudhigaaga damaashaadka leh ee aad ku maashaysay magaaladii uduga iyo quruxda ee ceerigaabo bal ana iga dhegayso an intayda maasheeye.aroortii makacday saacadii hore sideedii markay ahayd makasoo baxday xaafadii hooseama xaafadsoomaaliydoo qoraxdu dhabarka kaa hogaaminayso kuna tusayso dugsigii laoran jirey siciid barqash hadii kale suuqii dhexe islasaacadaa makaasoo hogaamisey laydhii wanaagsanayd adoo lugta ka bilaabaygeed manaan ama maraar sidaad u taqaanid hadii kale xaafdii la ornjirey dayacan iyo suuqii sare tamashlahaagi kuu hogaaminayey dugsigii buurta hoosteedan ku yaaley iyo duudii u dhaxayseye duleedka kaljinaabo barbarka dugsiogii dhexe.dhinaca kale maka cabtey shaah baraad maqaaxidii qarni goor ay qoraxdo wax sagootinayso barbarka hanuunintii duleedka basiinka kasoo horjeedka hadhuudh maqaaxi intaas hadii aadraadkaaga dhigtay waxa tahay dadka ceebaysan ee ciidii sanaag ama ceerigaabo ashkateeynayso maxaa yeelay gabaygaaga guubaabada lah ka sokoow waxqabadkaaga ma maqal hadaan kaaga jawaabo Garoonkii ceeri gaabo waan ku ciyaaray waxana ahaa ciyaartooyga magaca weeyn ku lahaa gobolka beerta nuura waan aqaan oo candho ayaan ku ciyaari jirneydhirta dusheeda ah ah ahaa waanka ciyaaray laadhuu cismaan aadan siyaad walaalkii hadii aad u taqaanidwaxba yaan hadalka kugu badin eh antaaba waan sameeyey ee xataa intaan wadan ka ka soomaqnaa oo koobiyo toban sano laga joogo waxbaan u qbtay hadana waxan xisaabiye u ahay uru sanaag caawiye layiraahdo oo sweden ku yaal Magacaygana waxa la yiraahdaa Hamse Duale Mohamed adareeyskaygan igala soo xidhiidh waxad tahay ninkii labaad ee aanu nadkan iska helno oo reersanaag ah oo imainka ay meel fiican noo marayso fadlan adna magacaaga iyo aderayskaaga ii soo qor hadii aad igaran waydid ceerigaabo waalagaagasheekeeyey inta aadsooqortayna saaxiibkaa ayaa kaaga sheekeeyey hadii kale waad igaran doontaa ah ah ahaa Wasalaama calaykum hamsesanaag@.hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To. Jiidali waaryaa jiidali xagee ka dhacday markii hore markiiba waad ii soo jawaabtey balse markii dabe jawaab imaad soo siin xataa cinwaankaga ayaan kuu soo qoray oo waxba iigumaad dhaafi hada ka hor ayaa in oday ah oo reer sanaag ah amaba reer ceerigaabo ah ayaan halkan iska baranay markii aanu isgaranay ayaan ninkii saaxiibkay ahaa diba u waayey bal adna haygu noqon ninkaa saaxiibkay ee ii gooyey cinwaankaaga iyo magacaaga iyo halkaad degen tahay ayaan kaa sugayaa si aynu fekrado intaa ka badan isu dhaafsanowasalaamu calaykum sanaag cidwaayey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalaau calaykum war aaway ninka raadinaya ciyaal laaska war ciyaalka aad meesha ku xustay waa saaxibaday ee xagaaa lagaa helaa maad soo sheegin e-mail iyo meel lagaala soo xidhiidho. war heedhe xagaad joogtaa adigu walaal hadaad garanayso meelsha uu joogo jaamac gadaar ii soo sheeg..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalaamu calaykum walaal waxaad iga gudoontaa salaanta islaamiga ah ee kot u taal. walaal salaantaas kadib raga aad sheegtay ee reer laaska ah qaar ayaan aqaan ee adiga xagee laga helaa, maadan soo qorin e-mail ama meel aan kaala soo xidhiidhi karo bro. walaal ragaas warkooda anaa u bahan ee hadaad ee meel aan kaala soo xidhiidho ii soo sheeg. walaal jaamac garaadka aad meesha ku xustay ma jaamac garaad cali baa mise waaa..... wasalaamu calaykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date REER SANAAGAAS WELI NOOLI MAXAY AHAAYEE YAAB IYO FAJAC MAXAA LOO YIRI DADKII WAA DHAMAADAY
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HADDII AAD GARANAYSID BELAAYA CASAR, ABEESO SHUMIYE,GOORXUNGOWRAC, MASEEXATO,IYO AGOON RAJIYE OO REER BUUHOODLE IYO LAASCAANOOD AHAA CIDI MAGARANAYSAA MEEL AY JOGAA KOLAY ANAA HUBOO WAA NOOLIYIINE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SKUNK DADKA AAD RAADINAYSO WAXAAD KA RAADISAA BUHOODLE.COM ADAA HELAYA EE WAXAN ANIGU RAADINAYAA MAXAMED YAASIIN OO REEER LAASCAANOOD AHAA OO NAALEEYA AXMED AH KANA AH REER CILMI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date kU: jIIDALI WAR JIIDALI JIRBAA HELEYAA GEELEENIINA WAA JEESANAAYAAYEE. WAR WIILKAAGAAN BAHRIIGHAYE WARKA KEEN! NAALAYE XAMEDKII GURE ADINKAABA LA IDINKA HAYAA EE BAL SOODAA DUQA. XAGEEBAAD JOOGTAANA? ANIGU WAXAAN JOOGAA BOSTON !USA! WAXAANA AHAY NIN REER JIIDALIYEED AH OO REER FAAHIYE SHIRWAC AH. WAR HALGAA HELO WALAALKIIS. JIIDALAAWI
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date inkastuu nin kadareed yahay oo koobki weli haysto kaftankii dhamaa gabayna waa kediski maaweel e
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saddex cali ninkii dhab u yiqiin sax uga sheekee suugaana waxaan aaminaa tii siciid qabax adaa sahashadee nuur xiddig sibiq ma moodeyn e
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ku: jiidali Maaweel wuxuu yiri: Santa weynta reerkiina saar latumataaye, tanito tariikh hore lasheeg inaa tahay tart e. Ina Walah wuxuu yiri: Santa weynta reer kiiniya markaan saar la tumanaayey masaqeeyihii baad aheyd gureyey saabaanka. Waryaa hade maad isu key sheegtid. Salaamu calaykum wrahamatulaahi Jiidalaawi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waar jiidaloow xaga sare wakhti hore fariimo ayaan kuugu dhaafayee waxn u malynayaa reer sanaag waad ku banaantahaye bal igala soo xidhiidh cin waanka hoos ku qoran iyo weliba waxii reer sanaag ah ee akhbaarta aan u hayo xiisaynay sida ugu dhakhsaha badan ayaan jawaab kaaga sugayaa adiga iyo intii reer sanaag ah hamsesanaag@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dhammaan waad salaamantihiin reer lascanod iyo reer cerigabo runtii dhalinyarada aad ku soo qorteen meesha qaar baan garanayaa ama aan familygooda aan aqaan laakiin qofka raadinaya amina gadh yar waxaan leeyahay walaal waxaad i xusuusisay magacaas oo muddo 24 sano aan arag gabadhaas waxaanu ku wada jirnay dugsigii hoose ee lascanod horaantii todobaatankii. waa hargaga oo idin leh ramadan kariim
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date war waa tii aan siistay gaadhiga FX ee cas ah dhaliyarada aad saadinayso waxayna ku wada asan yihiin lasaanod
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To jiidalawi sxb feeraari halkan loogama baahna markaa meesha ka soco hadii aad wax ka qabtid emailkaaga soo qor hadii kale feeraaridii way dhamaataye hurdo doono.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date sxb cid garnaysaa ma idinku jirtaa dadkan max'ed siciid laangadhe, shoodhe baqayo(bashir), xasan joof, kibriito, maxamed cali maadhar, qasaaye, barawaani, caato, cascaso, cabdi xakiin xaaji dhuluc iyo dhamaan dhalinyaradii reer ceergaabo, please ila soo xidhiidha hadii aad garanaysaan meesha ay joogaan. thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date IDIN MEE WIILAL IYO HABLO Ex-LAASCAANOODDDD WAXAAN LA OOYI GAADHAY FARXAD IYO RAYRAYN MARKAAN ARKAY MAGACYADA CIYAALKII AANU ISKU GURI KUSOOKORAY LAAS CAANOOD SANADIHII SIDEETAMEEYADII MARKAY DUNIDU DUNI AHAYD HADABA NINKANI WAANIN EX LASCAANOODA OO KUDHASHAY DUGSIGA HOOSE DHEXENA KUDHAMEEYEY MUDO 10 SANO AH AM KUDHOW NA KASOKEEYA WAXAANU ISKU GALAAS AHAYN DHALINYARAD KUWAAD TILMAAMTEEN EE KALA AH '''JAAMACGARAAD,AYAX,JACFAR IYO BUSKUD DIGAALE,CABDIFATAAX CALIWADAAD,C/RAXMAAN ABYAD, MAXAMUUD SALEEBAAN, '' KUWAAS AYAANU ISKU GALAAS KA AHAYN HADII AAN MAGACAYGA HALKAN KUQORANA NINKI LAASCAANOOD KUDHASHAY EE EX AH WUU IGARANAYAA LAAKIIIN SIGAARA AYAAN RABAA IN LAYGULA SOO XIDHIIDHO E.MAIL KAYGA HOOS KUQORAN.. KUWA KALENA WAA SAAXIIBADAY WAANA WADA GARANAYA OO WADA XIDHIIDHNA KUWO BADAN OO KAMIDA MARKAA NINKEE GARANAYAAGARANAYEE ''GEEDA QARSAY ,DURDURKA IYO DUNIDII ,CEEL ABJAD ,XIDIGAALE,QOOQAARKA IYO DHULKII HOOYO EE AAN MARA LAHURAYN MARKAA DHAMAANBA DHALINTA REERLAASCAANOOD HAYGALA SOO XIDHIIDHEEN EMAIL ADDRESS KAYGA OO AH deeq2000@excite.com waxaana midmid idiin siindoona tilifoonada nin ala iyo ninkaad rabtaan ee reer laas-caanood oo badi aanu wada xidhiidhno
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to beerta nuura beerta nuura dhamaan dhalinyarada aad doonaysid waan garanayaa waxana garanaya oo keliya nin ay isku iskuul ahaayen ama ay kubada wada ciyaari jireen hadii aan kuu gu horaysiiyo cabdi xakiin xaaji dhuluc markii iigu dambeeysey waxa uu joogey ruushka inkastoo hada layku sheegay inguriiska qasaaye markab ayuu saaran yahay oo ka shaqeyaa shoodhe baqayo yaman ayuu joogey markii iigu dmbayseycascaso maraykan ayoo joogaa inbadan oo reer cerigaabo qurbaha ayay u soobaxeen ama reer sanaag faaidona malaha ilayn gobolkoodi aayahiisa nayay garan waayeen ila soo xidhiidh waxii kale ee aad u baahan tahay anaa dhalinyaradii oo dhan kuu garanaya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date please:Reer ceeri gaabo markay iswaray sanayaan reer laasanood qoraalka ayara maxa yelay garado ayaa is waray sanaya. waana madax diinii fadlan hala'is ixtiraamo mahad sanidin by: rageedii london
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date please:Reer ceeri gaabo markay iswaray sanayaan reer laasanood qoraalka ayara maxa yelay garado ayaa is waray sanaya. waana madax diinii fadlan hala'is ixtiraamo mahad sanidin by: rageedii london
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 04:34 am Salaan dhalin yarada reer boqor ee is waray sanaya waad sharfan tihiin hana u jawaabina qudhanka caytamaya anigoo ah nin reer laascaanood ah oo layi dhaach do Cali madoobe waxaan idinku soo kordhinayaa in uu Siciid cali cade uu soo galay dalka maray kanka. waxaa atlanta jooga rag badan oo reer laacscaanood ah 1. Xaaji cabdi garboole 2.cali Madoobe dhakaawe 3.Gurey xudun 4 xaaji Cali wadaad 5.Siciid Cabdi Qaadir Hadii aad u baahan tihiin phone #s igala soo xidhiidha 404-298-1628 ama Alwasama@mindspring.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, August 15, 2000 - 04:54 am Wiilka edebta Darab ee la baxay Garaad Ismaaciil Jooji af xumada qabiil dhan garaad kood ayaad afka ku taagaysaa miyaan edeb lagu barin? ma tarbiyadii Horaa kaaa xumaatay? mise garacbaad ahayd? markaad ka jawaabtid 3su'aalood ayaan kula hadli doonaa. ha moodin in aan ahay Jaamac siyaad ma ihi iskana kaa qarin maayo waxaa la iyidhaahdaa Cali madoobe dhakaawe oo reer laascaanood ah waxaad na igala soo xidhiidhaa 404-298-1628 hadaad doonaysi in indhaha lagu gu dhufto. sala calee nin weyn baanu mooday naye waar kanoo kale waa la dhirbaaxaa yaa yidhi garaadada reerka ha laga hadlo?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 18, 2000 - 09:17 pm Salaan Aqyaarta. Yaa arkay Takfiyow Malin(qowdhen)oo caligari ah, abdi suulow deerow(dhuux) oo js ah, hilowle dhoore oo ah bahrikhaye reer cerigabo. Macalimiinta dadkan aqyaarta mihii ay joogaan ma ii sheegtiino,ineys nool yihiin iyo inay qulquleen xarfaantan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 21, 2000 - 02:43 am barkad waar ku wa magac yadaas lihi maaha reer laascaano ee ma waxaad ku khaladay kuwo wala weyn ah oo aad is tiqiineen ileen raga dagaalkii baa wada waalaye waar orodoo sida isu dhaan mardanbena ha sheegan BARKAD maadoo kalaa barkad noqda orodoo caga maydho oo seexo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 05:04 am CALI NIN KANI MA KAA XANAJIYEY WAA MAXAY DAGAAL KU MISE WAXAD RABTAA INAAD MEESHIIA UGU TIMADO OO AAD DISHO WAA YAABE HADI UU QARIYEY ISKAGA AAMUSSSSSS WAA NUURA OO IDINKALA SOO HADLAYSA LAS-ANOOD
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 30, 2000 - 10:09 am Salaan NUURA walaal wuu iga xanaajiyey, sala calee nin weyn baanu moodaynaye oo garaadad iyo tol iyo qaraaba toona mid aan dhaafayn baa yimi arlada waa mid koonfur iyo meel dhaqan xun ina kaga yimi nuura adigu maxaad isu qarisay hadaad laaska joogtid oo aad ISP isticmaalaysid cidiba kaama sadroona ilaahay ha kuu sii kordhiyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 07, 2000 - 02:02 am War Dhulbahantihiinaan, Garaadkiinii iidoor baa iska xirtaye waa idin sidee???... idinkana halkan baad ku haysaan yaa reer caanood ah, yaa reer ceerigaabo ah. Su'aalna aan idin weydiiyee, Ceerigaabo yaa dega? aniga dhuloos waxaan ku ogaa Buuhoodle iyo Laascaanoode, igama aha xumaan ee waxay iga tahay aqoonteyda...salaan Sade! Bal ii soo kala sheega sida aad u kala degtaan meelahaas iyo hadey dad kale ku tilmaaman yihiin sida Ceerigaabo oo kale.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, September 08, 2000 - 10:24 am sade ceerigaabo waa magaalo dhulbahante cidii muran kaqabtaana ha i soo marto waa laga dhaadhicine haduu iidooryahay xabad ku dhufo markaasu garane haduu majeerteen yahay loo jawaabi maayo waa ayo waa talyaani iyo qudhun haduu hawiyye yahay hadalkiisaba daa haduu cidkale yahay waa loo jawaabi.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, September 09, 2000 - 07:00 pm Shirwa is it you who is doing this Ahmed Hersi at jir45@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 11, 2000 - 01:10 am To Dhakaawe JR: Bro, marka horeba waad ku mahadsan tahay jawaabta aad iga soo siisay su'aasheyda . Waxaan ku wareersanaa iidoor, Warsangeri, Majeerteen iyo Dhuloos oo mid kasta gooni u sheegta meeshaas(Ceerigaabo) sidey yacni xaqiiqdu u jirto, balse waxaan shaki ku jirin iney magaalo DAAR... tahay! but i found now and realized the place of Dhuloos!..God bless you ppl.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, September 11, 2000 - 08:04 am SADE ceerigaabo waa magaalo daaroood waxaana wada dega laba qabiil oo daaroood dhulbahante iyo warsengeli wasengelina naga soo guurba oo qurbuu soo wada galay. iminka waa maagalo dhulbahante........ warsengali waa dad daris fiiican oo dhalada ah waa u darsanay daris wanaagoodii
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 10, 2000 - 02:50 am Salamu alaikum to you all, What a marvelous and splendid outcome. When I have initiated this thread i thought I would end up an end of a tunnel but it is quite transparent that there alot of you out there hiding. Anyhow, i am very elated to see have witness this remarkable resposne. My name is Shirwa Jama. I was neither Ex LasAnodian nor Cergaabaawi. I went to Ergavo when in my schooling days mid 80's. And Lasanod, i have stayed there nearly 3 years as a Holiday maker, enjoys the sun and beutifully created and overly green mountains those sorrounded "like a beutiful bees on her honey" the LA. Both cities were great places, the best word i can describe it would be "breathtakingly overwhelming". If anyone of you wants to get hold of me, you can easily do that by email me at: shirwa@lawyer.com I thoroughly appreciate your time. Shirwa M Jama London
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 10, 2000 - 02:57 am Salamu alaikum to you all, What a marvelous and splendid outcome. When I have initiated this thread i thought I would end up an end of a tunnel but it is quite transparent that there are alot of you out there hiding. Anyhow, i am very elated to witness this remarkable resposne. My name is Shirwa Jama. I was neither Ex LasAnodian nor Cergaabaawi. I went to Ergavo when in my schooling days mid 80's. And Lasanod, i have stayed there nearly 3 years as a Holiday maker, enjoys the sun and beutifully created and overly green mountains those sorrounded "like a beutiful bees on her honey" the LA. Both cities were great places, the best word i can describe it would be "breathtakingly overwhelming". If anyone of you wants to get hold of me, you can easily do that by email me at: shirwa@lawyer.com I thoroughly appreciate your time. Shirwa M Jama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 10, 2000 - 10:52 am To Dhakaawe: Boowe sowtii Naalaye oo dhami Laascaanood u guuray.Daarood Warsangeli keliya ayaa kaga hadhay Ceergaabo.Waatii aad carartay Dhulbahante oo Jiidali, Masagan, Ardaa, Fiqifuliye, Awrboogays, Xudun intaaba Habar Jeclo iyo Sacad Yoonis kaa qaadeen. Ceer gaabo ha sheegane boowe malaa meeshaad rabtay inaad tiraahdid waa Laascaanood hadaanba already Sacad Yoonis iyo Habar Jeclo qaada.
|