We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, November 14, 2000 - 04:24 am WAXAAN HALKAN KA BAAFINAYAA DHAMMAAN ARDAYDII DHIGAN JIRTEY GALAASKA 8T EE DUGSIGA H/DHEXE XAAWO TAAKO. ARDEYDAAS OO AAN KA XASUUSTO: CANAB FAARAX GURXAN, AMAAL MOHAMUD ALI, DEEQA, FOWSIYA,HABIBA, HANI, CAASHO XABIIB, NASRA,AMRAN,ALI MOHAMUD ALI,ALIBAASHI, C/RAXMAN, JABRIIL(JEERI),GUULED IYO IN KALE OO FARA BADAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 13, 2000 - 10:29 am salaan abaayo. walaal salaan aan la koobikarin ayaan kuu soo gudbinayaa walaal aniga waan dhigan jiray x/t/ laakiin isku waqti ma aheen oo aniga waxaan dhigan jiray waqtigii uu joogay alaha unaxariis to fiishi diratoorka ku magac dheeraa [DAGAAL] iyo cabaas dheere,marka runtii aad ayaan u xiisay nayaa qofkasta oo soo maray iskoolkaas,hadaad xasuusato macalmad eretareeya aheed oo ladhihijiray [INGEETA]MARKA walaal barashawanagsan waxaana lee yahay kusoo dhawaada x/tako. walaal emailkayga waa,jellesahal@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 02:39 pm salaam all walaashiis mulki waan kusalaamay anba waxaan ahaa ardayda dhigan jirtay xaawo taako waliba 8t waxaanse kaxumahay halsanaan kaa hooseeyay. waxaase farxad leh walaashiis inaan aqaan canab faarax gurxan, waliba waxaa ladhigan jirtay schoolka walaasheed hodon faarax gurxan walaashiis qaraabo ayaa nahay , canab waxeey joogtay canada markii iigu danbeeysay, reer keedana waa reer holland, by the way walaalkeey ayaad isku lood eheedeen waxaa ladhahaa mohamed ahmed wuxuuna ahaa 8x. wasalaam sis
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 09:07 am waan idiin salaamey kuligiina salaan ka dib walaal muna waxeey ila tahay in aa isku year aheeyn waxaan dhiganaayey 7 (b ayeey ila tahay). awaxaana isku claas aheeyn saacdiyo, luul, ifraax, suweys, xaawo deeqa ,idil,c/fatax,c/nasir,sharmaake intaas ayaan xasuustaa.waxaana joogaa UK. oonan aan qof reer xaawo taako ah aanan ka karaneynm fatlan hadii aad ku jirto ama taqaanid ardeydaasi igala soo xirii emailkeyga iftin76@hotmail.com
|