Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): YAA ARKEY REER LAFOOLE DHAMAANTOOD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khadra

Wednesday, November 15, 2000 - 03:32 am
WALAALAYAAL YAA ARKEY REER LAFOOLE IDILKOOD WALAALAYAAL RUUXII WARKA HAYA AMA YAQAANA IGALA SOO XIRIIR E-MAIL KEYGA OO AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Tuesday, December 05, 2000 - 04:09 pm
Khadro waan kusalaamay marka hore salaan ka dib Waxaan arkay meeshan aad ku baafinaysid reer lafoole waxaana ka mid ahaa reer lafoole waana laga yaabaa inaan wax kaaga sheego dad aad baafinaysid markaa ramadaan wacan E-mailkaygu waa afikaan2001@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Thursday, December 07, 2000 - 01:27 am
kadra waan kusalaamay,walaal anba reer lafoole ayaan ahay, kulana magac ayaan ahay ee isku kay sheeg. ramadaan wanagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afrikaan

Thursday, December 07, 2000 - 09:34 am
Salaan ka dib waxaan ahaa lodkii ka baxay 1989
major/chemistr mino/biology.waxaa asxaabtayda ka mid ahaa ;
Ajka, cabdi casiis guuleed,cabdirashiid,
Sagta,iyo rukume(ilaahay haw2 naxariisto labadaba)
Waxaa laga yaabaa inaan kaa horeeyey ama aad iga
Horeeysey,haddii aad iga horeeysey oo aad la lod
Ahayd farduus cali waxaa laga yaabaa inaan wejigaaga garanayo haddii aanan khaldanayn.
Waxaan u malaynayaa intaa in ka badan inaanan sheegi karin, afrikaan waa naaneeystayda ee ha u qaadan inaan kugu cayaarayo.
NABAD GELYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

K

Friday, December 08, 2000 - 12:42 pm
To khadra
walaal marka Hore Ramadan Wanaagsan marka xiga waan arkaa oo isku magac ayaan nahay ee xageed ka daganan jirtey iyo dadka aad ka taqanid ii soo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Diiriye

Sunday, December 24, 2000 - 05:59 pm
waryaa Africaan sidee tahay
waa odaygii Diiriye ahaaye war nin yahow iska soo waran xagee joogtaa, war heedhe African mudo islamaan soo xiriirin
email halkaan iigu reeb, intaa iyo nabadgelyo IID WANAAGSAN!
ps: Lafoole iyo dhamaan ardeyda waxaad ka war heesid ii soo sheeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A. Ali

Friday, January 19, 2001 - 02:49 am
Saxiibayaal waxaan doonayaa inaan wax ka ogaado inay dokumentigii ardayda ee Jaamacadda Lafoole weli xafidan yahay iyo in la bililiqyestey. Anigu waxaan Lafoole ka qalinjabiyay March 1983- Chemistry/Physics. Waxaan jeclaan lahaa inaan ka warhelo saaxiibbaday: Abdirashiid Dullane Rafle, Abdirasaq Maxamed Ciise, Cali Waraabe, Abshir Ufurow iyo macallimiinteyda oo ka mid Cabdi Biixi, Abhar Singh, Abdirahmaan Dheere, iyo Bohor. Hormoodkayagii Saleebaan Cawir yaa meel ku sheega.

A. Ali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirashid

Tuesday, January 30, 2001 - 01:46 am
To: A.Ali saaxiib anigu waxaan ahaa reer Lafoole laakiin waan idinka dambeeyey. C/rashid Duullane Rafle waa madaxwaynaha gobolka shanaad ee ismaamulka soomaaliada ee sidaa ulasoco, ragga kale ma garanayo runtii meesha ay ku danbeeyeen.