We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 03:35 am WALAALAYAAL YAA ARKEY REER LAFOOLE IDILKOOD WALAALAYAAL RUUXII WARKA HAYA AMA YAQAANA IGALA SOO XIRIIR E-MAIL KEYGA OO AH (xijab@yahoo.com)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 05:01 pm Khadro waad slaaman tahay salaan ka bacdi waxaan aad ugu faraxsanahay xusuustaada aad weli xasuusan tahay lafoole waayo magaalada aan mareekan kaga noolahay wax reer lafoole ahi ma joogaan inkastoo aan magaalooyin kale kula kulmay qaarkood waana laga yaabaa inaan dad aad raadineeysid la kumay,khayr ayaan kuu rajeeynayaa, nabad gelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 05, 2000 - 05:04 pm Khadro waad slaaman tahay salaan ka bacdi waxaan aad ugu faraxsanahay xusuustaada aad weli xasuusan tahay lafoole waayo magaalada aan mareekan kaga noolahay wax reer lafoole ahi ma joogaan inkastoo aan magaalooyin kale kula kulmay qaarkood waana laga yaabaa inaan dad aad raadineeysid la kumay,khayr ayaan kuu rajeeynayaa, nabad gelyo .E-mailkaygu waa afrikaan2001@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 07, 2000 - 07:51 am SAlaan ka dib waxaan ahaa major chemistry/ minor biolgy lodkii ka baxay 1989,asxaabtayda waxaa ka mid ahaa:- ajka, sagta iyo rukume(ilaahay labadoodaba haw naxariistee), waxaa laga yaabaa inaan kaa horeeyey waxaan kaloo qiyaasi karaa haddii aad iga horeeysey sanad oo aad farduus cali iyo la lod ahayd inaan wejigaaga garanayo . waxaan u malaynayaa is sheegid intaa ka badin inaana karin afrikaan waa naanaystayda haw malayn inaan kugu cayaarayo Nabad gelyo iyo ramadaan wacan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 12:39 pm To African Walaal waad ku mahad santahay jawaabta aas ii soo jawaabtey hadii aan ka waramo ani ahaan jamacada ma dhigan jirin ee waan daganeen so adiga miyaad daganeed mise jamacada ayaad ka dhigan jirtey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 08, 2000 - 01:36 pm To:-Khadra Waxaan u malaynayaa inaan kor ku soo sheegay inaan lafoole dhigan jirey markaa sidaa ha inoo ahaato. Ramadaan kaariim.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 09, 2000 - 12:22 pm To African Thanks anyway
|