Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Waxaan halkan kabaafinayaa wiil ladhoho saacid nuur mire kuna magac dheer shiino kuna noolfiidland
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhia

Wednesday, November 15, 2000 - 05:25 am
waxaan hal kan ka baafinayaa waalaalkay saacid shiino oo aan in muda ah aan kahayn war ilaa in tii 1998 ka ahayd waa markii uu soo galay wadan kan please qofkii maqlay magacaa ama yaqaan igala soo xiriir e-mailkan @farhianor hoitmail.com thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

heykal

Tuesday, April 10, 2001 - 04:58 pm
hi sis


abaayo marka hore waan ku salaamay salan kadib abaayo willka aad sheegeesid ma reer kismaayo buu ahaa mise wuu joogi jiray kismaayo abaayo bal soo cadeey haduu tahay qofkaas anigaa aqaana


abaayo byeeeeeee sis