Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): BAAFIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 01:25 pm
WAXAAN HALKAAN KA BAAFINAYAA DHALINYARADII DAGANAYD KAASOBOLBOLARE LAGA SOO BILAABO AFRICAN VILLAGE SOO DHAAF ISGOYSKII KAASADA ILAA HOOS FEER FEER IYO AGAGAARKEEDA ILAA IYO BIYO DAGEENKE SHAQAALAHA PLZ WRIGHT BACK THNKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 03:20 pm
waa ku salaamay aniga waxaan daganaa
kaasobolbolaare waxaana dhigan jirey
dugsiga hoose dhexe ee 1majo ku dhaganaa
ikool ka sheeqmadar hadaan noqdo
dad kaa raadineeysid isoo jawaab aniga
waxaa aqaan ciyaal badan reer afrikaanfilej

iyo dad badan aga gaar kaas

magaceey ga waa raxma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 11:52 am
raxma thanks for writing back abaayo waxaan dhiganaayey iskool kowda maajo dugsigaygii hoose dhexe i think inaan ku aqaano ee waxaad ii soo sheegtaa sanad dugsiyeedkii aad ka baxday iskuulka iyo dugsigaagii sare meesha aa ka soo baxday thnks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 09:42 pm
hi Everyone from Casobolbolaare:
I used to live in Casobolbolaare next to the Police Station. I am looking for people such as the Reer Abdi Nuur, Especially Hodan Abdi Nuur, Last time, I heard she moved to UAE And Dooli....Dooli is a guy, he used to live near Bar Kaaho. Dooli used to go Sheeq Madar. I think he was a dhulbahante. I used to go Sheeq Madar too. My name is Ayan. Raxmo, I remember you..I think you used to live behind my house. Write me back..please..Thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 08:24 pm
Asxaabta salaan kadib Aaway Dhaliyaradii runta ahayd from Baar Feerfeer Reer Sokorow ,Kamal Qaxuub, Katimba , Maxamud Lulaye ,Abukar and Omar Onito,Abdullahi Xalimotoxey iyo walaalkis Adan Gurey ,Abdiaziz Musuq iyo Axmed Dhuusaye ,Diite iyo Dhamuke , Sulay iyo Bile ,Reer sheegow Dadirow, Abdullahi Culusow ,Abdikarim Galoos ,Gaagaab,Maxamed Ali nur ,Oyaye iyo Alibaba, the real Hodan peaple where are you ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdirizak

Thursday, February 08, 2001 - 05:35 pm
hey everyone from casa popolaire, waxaan dhigan jiray sheeq madar from brimo to grade seven, waaguu mawliid iyo caynaanshe dirtoorka ka ahaayeen. aqyaarta waxaan raadinaayaa cismaan siciid yusuf oola dhoho sadiq daganaa guriga xerta timo weyn ee shaleemo shuun ka danbeeyay . cusmaan wuxuu ahaa dadkii laga soo wareejiyay school casa popalaire. if you find him or know whereabout him email me at a-hass@cougarmail.com thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan.

Monday, February 12, 2001 - 03:42 pm
reer kowda maajo.
haddaad dhigan jirteen dugsaa kor ku qoran ,wakhtigii mawliid haystay,oo aad garanaysaan dhalinyaradii dhigan jirtay sanadihii
todobaatan iyo sagaalkii illaa sideetameeyadii
sida. cisman luqmaan,axmed cartan,dayib,dhuusaaye
aamina carrabla,tiriig,xaliimo xaaji aaden,
ama ogtihiin meeshay joogaan ila soo socodsiiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 06:40 am
heey guys from reer hodan waaw i didn't know in sidaas looga soo jawaabaayo anyway dadka hada halkaan wax ka kala raadinaayo waa kala duwan yihiin waxaan ka wadaa waqtiyada aad ka kala hadlaysaan markaa hal hal aan idinkugu soo laabto
to abdirazak
aboowe cismaanka aa raadinaysid ma cismaan jabaan baa ii soo cadee

to anonymous
dadka reer real hodanka aa raadinaysid half aan ka aqaan ka bilow musuq iyo dhuusaaye waxaan maqlay dhuusaaye inuu ottowa deganyahay musuqna i think holland, diite iyo dhamuuke markii iigu danbaysay Austarlia aan ku ogaa, i wish inaan ogaan lahaa reer sokorow meesha ay ku danbeeyeen sababtoo aad baan isugu dhawayn, teeda kale alibaba faragaab alaha u naxariisto oyaye waxaan ku ogaa portland, oregan mise washington waaye. inta kale reer sheegow aan ogahay daadirow wuxuu joogaa Ohio reerka waxay kala degan yihiin Ohia iyo Boston, anigana waxaan ahay real hodan ppl but waxaan u malaynaa inaan different age kala nahay sababtoo ah dadkaan aad ka hadashay waa iga waaweyn yihiin laakiin waxaa ka imi family weyn oo walaalo badan markaa walaalahay ay saaxiibo iyo iskoolo ahaayeen ok i hope talk to you soon i forget katimba waxaan ku ogaa canada teeda pls isku keey sheeg or email kaaga iiga tag aan email kuu soo diree you came from where i was born and raised near baar feer feer
to Qowdhan
qowdhankii aan aqaanaay miyaa oo african village deganaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizak

Friday, February 16, 2001 - 05:57 pm
anonymous, cismaan ma aha cismaan japan , ee waa midkale, wuxuu ahaa ragii ka qalin jabiyey casa popolaire sare1990gii dagaalka ka hor. naanaystiisa waxay ahayd saadiq waxaana la dhashay yar dhagool ahaa iyo gabdho badan .so if you have any info i left my email . or post it here i check this board now and then . peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 03:28 pm
saaxiib yaal waani saalamey
gaar haan sxb ka bag kaan noofuruy in kastoo
aadan magcaaga sheegin iyo dhamaan reer kasabalblaro saaxiib yaal aniga waxaan dhiganjirey
school kowda-majo ilaa iyo birimo ilaa iyo galaska 7aad waana waqtigii uu fiisha diritoor ka
ka ahaa ceeynaanshe kadib dugsi sare somalia
kama aan dhameeynin ee waxaan kadhmeeyey usa
mareekan ka mar ka hadii aan wax ka sheego
ardaydii waqtigaas eey kamid yihiin maxmuud shodhe
ayaan iyo axmed-wakhaa reer africafilej gabrla
dhoho khadro ayaan budeeye lol iyo maryan-madexey
manooshihiin sxb yaal if so intee kudanbeesiin
waayo waayo haniili maqlo warkiina lol bye

from raxma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 10:24 am
to abdirazak
waa ku salaamay aboowe cismaan ma waxuu dhex deganaa guriga xerta naftiisa mise way isku dhawaayeen sababtoo waxaan aqaan reerkii guriga xerta ku dheganaa