We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 16, 2000 - 12:38 am Asalamu Alaykum bro's and sis's wixii farina ah halakan aan isugu soo dirno. Hadan iska kin baro waxan dhigan jiray dugsiga dhexe ee h/wadaag dhexe kan sarena c.g.raage,waxaana kubada ku ciyari jiray biraha h/wadaag iyo ceeleey yarantii wxana ka tisanaa ciyaal Raadiyo Marino. barasho wacan iyo xirir wanaagsan asxaabtii qadiimka Allena hanooga dhigo wadankeena nabad iyo h/wadag o ku soo laabata h/wadagtii hore. waxaa igala so xirirtaan nuune67@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 11:42 am War nuune waa nin la yiraahdo shabaab ee ma waxaa tahay nuune dheere war hadaad nuunetahay meel ku sheeg saaxibkaa muuse weershe aniga waxaan daganahay hadda dalka jarmalka magaalada breeman war halagu maqlo waxaa isku kaana danbeeyay 1991dii
|