We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal waxan baadi goobayaa reer Aloore oo la iigu sheegay magaalada Toronto ee dalka Kanada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aloorihii Baharsame miyaah, mise waa midkale? Baadidoon
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan radinayaa Ayaan Yusuf Hirsi oo aan isla dhigan jirnay Iskuulka Siyo e Huruwaa kuyaaley. Ayaan waxay hargeysa katimid 1987 waxayna wadanka katagtay 1989 oo ay aaday Canada qofkii yaqaana please e-mail me at chsn14x@yahoo.com Rooble ayaa la'oran jiray walaalkeed.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ma waxaad raadinaysaa reer ALOORAHA ciise-maxamud, mise waa cid kale, ka cadee. hadaad raadineyso reerkaas aan kor ku sheegay, waxaad reebtaa emailkaaga.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaalayaal waxan raadinayaa Aloorihii Qayaadeed. Ee deganaa Hodan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan raadinayaa reer xaaji axmad barrow ooah xawaadle,deganaana,jowhar,gaar ahaan sahra xaaji axmad barrow.addresskaygu abuhafsa@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date reer ahmed aloore waxay joogaan oo degan yihiin toronto hadii aad warkoda doonayso ila soo xidhidh e-mail: ismail@hotkey.net.au nabadey. Amed-weli
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Alooreyaal baa naga badiseeme yaa arkay NADIIR ALOORE DHAGE DHEERE oo daganaa kismaayo WAA CAAQILKA KISMAAYO
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To: Ahmed Weli salaan qaali ah Abtigiis! To: Shaagle Macalinka, we saw your ad, but we have been waiting for you to leave behind your email or rather further the reason behind your search. As Ahmed Weli told you before, we are located at Toronto. Since there aren't anymore comments from you, we deduce you got some kind of an answer. Curiousity got the better of us, ee kumaad ahayd widaayoow? For more info, leave your email and stay tuned till we get back to you. Kwa Heri.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WHO R DA OTHER ALLORE'S....I THOUGHT WE WERE DA ONLY ONEZ...SINCE WHEN..DID YA'LL COPIED US...HUH...LISTEN UP PPL...ALLORE HA...KHAYAADEED..WAS DA FIRST N LAST..ALLORE AIGHT...SO PEEPZ WHO LIKE 2 COPIED DONT COPY CAT AIGHT........BY DA WAY.....DA PERSON SHAGLE.....DA ALLORE U LOOKIN' 4 IS UZ..U CAN EMAIL US AT.....LUGOY@HOTMAIL.COM... THANK U
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date AAD IYO AAD AYAD U MAHADSAN TIHIIN WAN HELAY TILIFONKA IYO ADARESKA INA ALOORE. SUHUUR IYO LASTDON MA ILMA ALOORAD TIHIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 21, 2000 - 02:26 pm HAA ILMA ALLORE AAN NAHAY..... N I DONT THINK THERE WILL BE A "SO CALLED ALLORE" PEEPZ WHO ARE TALKING ABOUT BAHARSAME OR SO ON...YOU MADE A BIG MISTAKE.....CUZ PPL THINK OF US ..AS DE ONLY ONEZ AIGHT
|